{"id":14095,"date":"2015-10-07T13:42:08","date_gmt":"2015-10-07T13:42:08","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=14095"},"modified":"2015-10-07T13:42:08","modified_gmt":"2015-10-07T13:42:08","slug":"musharax-cabdirashiid-xasan-mataan-oo-canbaareyey-weerarkii-ka-dhacay-boorama-fariina-u-diray-dadweynaha-gobolka-awdal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/07\/musharax-cabdirashiid-xasan-mataan-oo-canbaareyey-weerarkii-ka-dhacay-boorama-fariina-u-diray-dadweynaha-gobolka-awdal\/","title":{"rendered":"Musharax Cabdirashiid Xasan Mataan Oo Canbaareyey Weerarkii Ka Dhacay Boorama, Fariina U Diray Dadweynaha Gobolka Awdal &#8211;"},"content":{"rendered":"<p>Musharax Cabdirashiid Xasan Mataan Oo Si Canbaareyey Weerarkii Ka Dhacay Boorama, Fariina U Diray Dadweynaah Gobolka Awdal<\/p>\n<p>Hargeysa(AN):-Musharaxa madaxweyne ku xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa si adag u canbaareeyey weerarkii xalay loo gaystay gudoomiyaha gobolka Awdal.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/mataa.jpg.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-14096\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/mataa.jpg.png?resize=339%2C339\" alt=\"mataa.jpg\" width=\"339\" height=\"339\" \/><\/a><\/p>\n<p>Cabdirashiid Xasan Mataan oo qoraal uu arintaas kaga hadlayo soo dhigay bogiisa facebook, ayaa waxa kale oo uu canbaareeyey dariiqa loo maray xadhiga qaar ka mid ah ganacsatada iyo madax dhaqameedka gobolka Awdal.<br \/>\nUgu horayn musharax Cabdirashiid oo ka hadlaya weerarkii ka dhacay guriga badhasaabka gobolka ayaa waxa uu hadalkiisa ku bilaabay \u201cWaxan cambaaraynayaa falka ka dhacay magaalada Borama gaar ahaan guriga Guddoomiyaha Gobolka. Waxan ka tacsiyadeenayaa ciidanka iyo qoyskii ay ka geeriyoodeen askarta ku dhimatay falkaa foosha<br \/>\nxun ee argagisnimada leh. Waana in maxkamad la horkeeno ciddii masuulka ahayd falakaa..\u201d ayuu qoraalkiisa ku yidhi Musharax Cabdirashiid Xasan Mataan.<br \/>\nMusharax Cabdirashiid ayaa sidoo kale canbaareeyey xadhiga loo gaystay madax dhaqameedka iyo ganacsatada gobolka, waxaanu fariin u diray dadweynaha gobolka Awdal waxaanu mar kale yidhi \u201cSidoo kale waxan cambaaraynayaa xadhiga loo geystay ganacsatada iyo madax dhaqmeedka aan dembiga faraha kula jirin ee xalay lagala baxay guryahooda oo aan xadhigooda loo marin sifadii sharciga ahayd sida uu dhigayo dastuurka JSL.<br \/>\nBulshada gobolka Awdal waxan kula dardaarmayaa in ay meel uga soo wada jeestaan cidkasta oo khalkhal gelinaysaa amniga iyo degenaanshaha gobolka iyo guud ahaanba qaranimada Somaliland.<br \/>\nArabsiyonews.com Office Gabiley<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Musharax Cabdirashiid Xasan Mataan Oo Si Canbaareyey Weerarkii Ka Dhacay Boorama, Fariina U Diray Dadweynaah Gobolka Awdal Hargeysa(AN):-Musharaxa madaxweyne ku xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa si adag u canbaareeyey weerarkii xalay loo gaystay gudoomiyaha gobolka Awdal. Cabdirashiid Xasan Mataan oo qoraal uu arintaas kaga hadlayo soo dhigay bogiisa facebook, ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14096,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-14095","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3Fl","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14095","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14095"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14095\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14095"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14095"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14095"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}