{"id":14074,"date":"2015-10-06T16:38:06","date_gmt":"2015-10-06T16:38:06","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=14074"},"modified":"2015-10-06T16:38:06","modified_gmt":"2015-10-06T16:38:06","slug":"xulka-gobolka-maroodi-jeex-oo-u-awood-sheegtay-xulka-gobolka-buuhoodle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/06\/xulka-gobolka-maroodi-jeex-oo-u-awood-sheegtay-xulka-gobolka-buuhoodle\/","title":{"rendered":"Xulka Gobolka Maroodi-jeex Oo u awood sheegtay Xulka Gobolka Buuhoodle"},"content":{"rendered":"<p>Boorama (AN)-Tartankii Ciyaaraha ee Gobolada Somaliland ayaaa waxa isku daray Garoonka magaalada Boorama Xulalka Gobolada Maroodi Jeex iyo Buuhoodle<br \/>\nCiyaarta ayaa dhex maray Xulalka Gobolada Maroodi Jeex iyo Buuhoodle oo ay u ahayd Ciyaartiisii 2aad ee isreebreebka tartanka ciyaaraha Gobolada dalka , waxaana labada Xul ay Soo Bandhigeen qaab Ciyaareed farsamaysan, Xulka Gobolka Maroodi jeex ayaa ugu awood sheegtay xulka Gobolka Buuhoodle 3 gool iyo 2 gool<\/p>\n<p>filo goordhow halkan ka daawo goolashii labada xul ay kukala calaf qadeen<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boorama (AN)-Tartankii Ciyaaraha ee Gobolada Somaliland ayaaa waxa isku daray Garoonka magaalada Boorama Xulalka Gobolada Maroodi Jeex iyo Buuhoodle Ciyaarta ayaa dhex maray Xulalka Gobolada Maroodi Jeex iyo Buuhoodle oo ay u ahayd Ciyaartiisii 2aad ee isreebreebka tartanka ciyaaraha Gobolada dalka , waxaana labada Xul ay Soo Bandhigeen qaab Ciyaareed farsamaysan, Xulka Gobolka Maroodi jeex [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14075,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-14074","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3F0","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14074","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14074"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14074\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14074"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14074"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14074"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}