{"id":14067,"date":"2015-10-06T16:14:09","date_gmt":"2015-10-06T16:14:09","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=14067"},"modified":"2015-10-06T16:14:09","modified_gmt":"2015-10-06T16:14:09","slug":"khilaaf-culus-oo-soo-kala-dhexgalay-boobe-yuusuf-ducaale-iyo-gudoomiye-ciro-iyo-halka-udaran-yahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/06\/khilaaf-culus-oo-soo-kala-dhexgalay-boobe-yuusuf-ducaale-iyo-gudoomiye-ciro-iyo-halka-udaran-yahay\/","title":{"rendered":"Khilaaf culus oo soo kala dhexgalay Boobe Yuusuf Ducaale iyo Gudoomiye Ciro iyo halka udaran yahay"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) Xoghayaha Warfaafinta ee Xisibiga Mucaaradka ah ee Waddani Boobe Yuusuf Ducaale iyo Gudoomiyha Xisbigaasi Cabdiraxmaan Maxmed Cabdilahi (Cirro ) ayaa la warinayaa inuu kala irdheeyaay khilaaf xogaan oo soo kala dhex galay kaasi oo Boobe ka dhigay mid uu fooda soo galin waayo Xaruunta Xisbiga Waddani<br \/>\nKhilaafkan Labada masuul ayaa ah mid mudooyinkii dambaba isasoo tarayaay waxanu salka ku hayaa Boobe yuusuf Ducaale oo ka biyo diiday Wargayski Xisbiga Waddani ayaa soo sari jiray taas oo sida ilo wareedyo sheegeen in Xisbiga Wadani \u00a0dhaqaale u waayay inuu mardambe Soo boxo waxanay taasi ka cadhaysiisay Boobe yuusuf Ducaale \u00a0.oo ah masuulka xisbiga Wadani uqaabilsan hawlaha ku taxaluqa Warfidinta<\/p>\n<p>Mudooyinkii udanbeeyey ayaa Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale aan lagu arag fagaaraha warbaahinta isagoo ahaa markii hore masuulka kahadla dhamaan shirarka jaraaid ,warsaxafadeedada iyo xog kasta oo looga baahdo \u00a0Xisbiga Wadani ee uu katirsan yahay<\/p>\n<p>waxayna ilahani intaas ku dareen in Xafiiskii uu kulahaa Boobe xarunta dhexe ee Xisbiga Wadani aanu kasoo dhexmuuqan isagoo dudmo ku maqan<\/p>\n<p>Iyadoo Boobe awoodisi Xogahayaha Warfaafinta nooqotay Mid Magac u yaala tasin Boobe Ka Biyo Diiday \u00a0shaqadiina uu hada si qarsoon umaamulo ku xigeenkiisa C\/rashiid jeeni waxaana lafilayaa intalaabo aan la saadalin karin \u00a0kasoo baxdo Boobe Yuusuf Ducaale taas oo lafilan karo In Mustaqbalka Wasiirkii hore ee Warfaafinta S\/land uu macasalaameeyo Xisbiga Wadani iyo inkale waxaase laga dhursagayaa soo laabashada\u00a0Cabdiraxamaan Ciro<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) Xoghayaha Warfaafinta ee Xisibiga Mucaaradka ah ee Waddani Boobe Yuusuf Ducaale iyo Gudoomiyha Xisbigaasi Cabdiraxmaan Maxmed Cabdilahi (Cirro ) ayaa la warinayaa inuu kala irdheeyaay khilaaf xogaan oo soo kala dhex galay kaasi oo Boobe ka dhigay mid uu fooda soo galin waayo Xaruunta Xisbiga Waddani Khilaafkan Labada masuul ayaa ah mid mudooyinkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14068,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-14067","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3ET","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14067","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14067"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14067\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14067"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14067"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14067"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}