{"id":13967,"date":"2015-10-05T17:10:53","date_gmt":"2015-10-05T17:10:53","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=13967"},"modified":"2015-10-05T17:10:53","modified_gmt":"2015-10-05T17:10:53","slug":"gudoomiyaha-maxkamada-gobolka-saaxil-oo-amray-in-la-sii-daayo-labada-wariye-ee-xidhan-xadhigoodan-ku-tilmaam-sharci-daro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/05\/gudoomiyaha-maxkamada-gobolka-saaxil-oo-amray-in-la-sii-daayo-labada-wariye-ee-xidhan-xadhigoodan-ku-tilmaam-sharci-daro\/","title":{"rendered":"GUDOOMIYAHA MAXKAMADA GOBOLKA SAAXIL OO AMRAY IN LA SII DAAYO LABADA WARIYE EE XIDHAN XADHIGOODAN KU TILMAAM SHARCI DARO"},"content":{"rendered":"<p>Berbera(AN)-Gudomiyaha Maxkamada Gobolka Saaxil Siciid C\/laahi Xuseen ayaa ka hadlaya Xadhiga labada wariye oo ka le Axmed siciid Maxamed oo ka hawlgala Tv Kalsan iyo C\/raxman Maxamed Cige oo ka hawlgala tvga Somnews iyadoo la baadi goobaabyo 10 qof oo kale oo ma mid ah waxgaradka iyo aqoonyahanka Gobolka saaxil o lagu xidhay Magaalada Berbera oo amarka xadhigood uu bixiyay Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somalialnd Cali gadheer<br \/>\nAyaa Gudomiyaha Maxkamada Gobolka Saaxil Siciid C\/laahi Xuseen waraysi uu siyaya Wariyaha BBC Axmed siciid u sheeg in waraaq ay ku qoranyihiin 10 qof loo keenaya shalay uun diiday in uu soo xidho dadka uun sheegay in aan qofna lagu soo xidhi Karin fikirkiisa uu cabiray waxaana uu sheegay gudomiyaha Maxkamada in uu imika maqlaya hadan dadkii uu shalay diiday in soo xidho hadan manta sifo sharci daro ah loo xidhay iyadoo aan la marin nadaamkii sharci dalka u yaalay iyo amarkii Gudomiyaha Maxkamada Sare uu sheeg in aan wariye la xidhi Karin ilaa loo soo mar sifo sharci ah<br \/>\nWaxaana uu sheegay Gudomiyaha Maxkamada Gobolka Saaxil Garyaqaan Siciid Cabdillahi Xuseen in imika uu amray Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Saaxil in uu Xoriyadooda u soo Celiyo Wariyayaasha xidhan ee kala ah Axmed Siciid Maxamed oo ka hawl gala Tvga Kalsan Iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cige oo kja hawl gala tvga Somalinews Cidii Danbi u haystaana ay Maxkamada Dacwada Madani ah ka furtaan auu yidhi Gudomiyaha Maxkamada Gobolka Saaxil Siciid C \/laahi Xuseen Waxaanu sidaas u sheeg mar uu maanta waraysi gaar ah siinaayay Wariyaha BBC Magaalada Hargaisa Axmed Siciid Cige<\/p>\n<p>Geesa Kale Xadhiga wariyayaashan ayaa kusoo beegmaya xili uu dhawaan Gudoomiyaha maxkamada sare dhawaan ku dhawaaqay ama uu wareegto sharci kusoo saaray in aan Waeiyw shaqadiisa gudanaya layska xidhi karin hadiiba dacwad loo haystana dacwad madani maxkamadaha laga furan karo marka uu danbi ku cadaadana wixii ku waajiba laga qaadi doono<\/p>\n<p>Hadaba ilaa hadan amarka Maxkamadu muu fulin walina waxay ku xidhan yihiin Labadii Wariye Salidhiga dhexe Berbera amarkii maxkamadana lama fulin Ciidamada amaanka iyo maamulkooduna dheg umay jalaqsiin Waxaana la dhursugayaa labada talaabada xigta ee garsoorku ka qaato amardiidadan kaga timid ,waxaanay tani marag madoon ka tahay jhadalkii Gudoomiyaha Maxkamada Sare ku sheegay in aan saxafi danbe si sharci daro loo xidhi doonin<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Berbera Office<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Berbera(AN)-Gudomiyaha Maxkamada Gobolka Saaxil Siciid C\/laahi Xuseen ayaa ka hadlaya Xadhiga labada wariye oo ka le Axmed siciid Maxamed oo ka hawlgala Tv Kalsan iyo C\/raxman Maxamed Cige oo ka hawlgala tvga Somnews iyadoo la baadi goobaabyo 10 qof oo kale oo ma mid ah waxgaradka iyo aqoonyahanka Gobolka saaxil o lagu xidhay Magaalada Berbera [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":13968,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-13967","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3Dh","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13967","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13967"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13967\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13967"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13967"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13967"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}