{"id":13957,"date":"2015-10-05T15:35:10","date_gmt":"2015-10-05T15:35:10","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=13957"},"modified":"2015-10-05T15:35:10","modified_gmt":"2015-10-05T15:35:10","slug":"somaliland-xulalka-awdal-iyo-daadmadheedh-oo-guulo-ka-gaadhay-ciyaaraha-isreeb-reebka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/05\/somaliland-xulalka-awdal-iyo-daadmadheedh-oo-guulo-ka-gaadhay-ciyaaraha-isreeb-reebka\/","title":{"rendered":"Somaliland:-Xulalka Awdal Iyo Daadmadheedh Oo Guulo Ka Gaadhay Ciyaaraha Isreeb-reebka &#8211;"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Labada Xul ee Daadmadheedh iyo Awdal, ayaa guul ka gaadhay tartanka isreebreebka ciyaaraha<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/c89996030af42e5487eec565ff241c8c_L.jpg.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-13958\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/c89996030af42e5487eec565ff241c8c_L.jpg.png?resize=274%2C274\" alt=\"c89996030af42e5487eec565ff241c8c_L.jpg\" width=\"274\" height=\"274\" \/><\/a><\/p>\n<p>Hargaysa(AN):-Labada Xul ee Daadmadheedh iyo Awdal, ayaa guul ka gaadhay tartanka isreebreebka ciyaaraha gobolada Somaliland oo maanta si rasmi ah uga bilaabmay gobolada Awdal iyo Togdheer.<br \/>\nXulka gobolka Awdal ayaa 1: 0 kaga adkaaday xulka gobolka Hawad, waxaanay ciyaartaasi labada kooxood soo bandhigeen ciyaar raaligelisay daawadayaashii ku sugnaa garoonka.<\/p>\n<p>Xulka gobolka Daadmadheedh ayaa isaguna 1:0 kaga adkaaday xulka gobolka Togdheer oo martigeliyay tartanka isreebreebka ciyaaraha gobolada Somaliland ee bariga.<br \/>\nArabsiyonews.com Disk<br \/>\nGabiley<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Labada Xul ee Daadmadheedh iyo Awdal, ayaa guul ka gaadhay tartanka isreebreebka ciyaaraha Hargaysa(AN):-Labada Xul ee Daadmadheedh iyo Awdal, ayaa guul ka gaadhay tartanka isreebreebka ciyaaraha gobolada Somaliland oo maanta si rasmi ah uga bilaabmay gobolada Awdal iyo Togdheer. Xulka gobolka Awdal ayaa 1: 0 kaga adkaaday xulka gobolka Hawad, waxaanay ciyaartaasi labada kooxood soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":13958,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-13957","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3D7","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13957","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13957"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13957\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13957"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13957"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13957"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}