{"id":13946,"date":"2015-10-05T14:24:24","date_gmt":"2015-10-05T14:24:24","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=13946"},"modified":"2015-10-05T14:24:24","modified_gmt":"2015-10-05T14:24:24","slug":"cali-guray-oo-musharaxnimada-kajaadhe-ku-sifeeyey-wax-walba-ka-yaab-dr-kijaandhe-musqaro-maaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/05\/cali-guray-oo-musharaxnimada-kajaadhe-ku-sifeeyey-wax-walba-ka-yaab-dr-kijaandhe-musqaro-maaha\/","title":{"rendered":"Cali Guray oo musharaxnimada  kajaadhe ku sifeeyey &#8220;\u201cWax walba ka yaab! Dr kijaandhe musqaro maaha&#8230;..&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN) Mujaahid Cali Guray, ayaa ku dooday inaan la yaraysan karin musharaxnimada Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe oo shalay ku dhawaaqay inuu u sharaxan yahay musharaxnimada madaxweyne ee Kulmiye.<\/p>\n<p>Cali Guray ayaa rumaysan inuu Kijaandhe ka dhex faa\u2019iidaysan karo musharaxiinta loolamaya oo aan iyagu isku tanaasulayn, islamarkaana aan wali ku kala guulaysan taageerada beeshooda \u201cWax walba ka yaab! Dr kijaandhe musqaro maaha. kuwa ugu rejeda fiican in uu ka mid yahay ayaan rumaysanahay,\u201d ayuu yidhi Cali Guray oo bartiisa Facebook arrintan ku falanqeeyay.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/cali-guray.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-10558\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/cali-guray.png?resize=355%2C277\" alt=\"cali guray\" width=\"355\" height=\"277\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/kajaandhe.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-13947\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/kajaandhe.jpg?resize=372%2C279\" alt=\"kajaandhe\" width=\"372\" height=\"279\" \/><\/a><br \/>\nIsagoo ka sii hadlaya sababta waxa uu yidhi \u201c Intay saddexdani(Muuse Biixi, maxamed Biixi iyo Samaale) isku mashquulasan yihiin way dhici kartaa marka khaati laga joogsado inuu noqdo ka keliya ee la isugu tagi karo mar hadii aanu odaygu kala furan karayn oo aanu lahayn kuligiinaba jooga aniga ayaa taagan eh. Gaar ahaan saddexda ilma adeerka ah inay isu tanaasulaan waxa ka dhaw inay u tanaasulaan Dr Axmed Kijaandhe balse lagama yaabo inay iyagu isu tanaasulaan,\u201d ayuu yidhi Cali Guray.<\/p>\n<p>Cali Guray oo arrintan ka sii hadlaya waxa uu yidhi \u201cReeraha waawayn ee kale laftooda waxa jira sababo kala duwan oy kijaandhe ku taageeri karaan siba Garxajis, Dhulbahante, Warsangeli, iyo Ciise. Markaa Habar Awal, Habarjeclo, iyo Gadabuursi ma ka heli karaa taageero xubnaha kaga jira Golaha Dhexe ee Kulmiye? Shakhsi ahaan waxan is leeyahay ku qadi maayo mar hadii aanu jirin musharax kale oy ku midaysan yihiin. Markaa saaxiibkay Kijaandhe dab yar ma shidayo.\u201d<\/p>\n<p>Xildhibaan Kijaandhe, ayaa munaasibad uu shalay Hargeysa ku qabtay ku shaaciyay musharaxnimadiisa, isagoo sheegay inuu rajo weyn ka qabo ka midho dhalinta hankiisa madaxweynenimo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN) Mujaahid Cali Guray, ayaa ku dooday inaan la yaraysan karin musharaxnimada Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe oo shalay ku dhawaaqay inuu u sharaxan yahay musharaxnimada madaxweyne ee Kulmiye. Cali Guray ayaa rumaysan inuu Kijaandhe ka dhex faa\u2019iidaysan karo musharaxiinta loolamaya oo aan iyagu isku tanaasulayn, islamarkaana aan wali ku kala guulaysan taageerada beeshooda \u201cWax walba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1707,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-13946","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3CW","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13946","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13946"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13946\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13946"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13946"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13946"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}