{"id":13911,"date":"2015-10-04T13:34:22","date_gmt":"2015-10-04T13:34:22","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=13911"},"modified":"2015-10-04T13:34:22","modified_gmt":"2015-10-04T13:34:22","slug":"xil-wareejintii-haamaha-shidaalka-berbera-oo-mar-labaad-dib-u-dhac-ku-yimid-ganacsatadii-oo-ka-biyadiidsan-kuna-dhawaaqay-shir-deg-deg-isugu-imadan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/04\/xil-wareejintii-haamaha-shidaalka-berbera-oo-mar-labaad-dib-u-dhac-ku-yimid-ganacsatadii-oo-ka-biyadiidsan-kuna-dhawaaqay-shir-deg-deg-isugu-imadan\/","title":{"rendered":"Xil Wareejintii Haamaha SHidaalka Berbera Oo Mar Labaad Dib U DHac Ku Yimid + Ganacsatadii  Oo ka biyadiidsan kuna dhawaaqay SHir Deg Deg Isugu Imadan"},"content":{"rendered":"<p>Berbera(AN)Waxa Soo Ifbaxaayay Wararka Sheegaya in mar labaad dib u dhac ku yimi wakhtigii xukumada somaliland u balan qaaday ganacsada inay ku wareejinayso Xarunta Haamaha shidaalka berbera .wararka laga helaayo \u00a0ganacsada ayaa sheegayay in markii kobaad\u00a0 loo mudeeyay \u00a0\u00a0<b>1.10.2015 xaflada<\/b> xilwareejinta loo samaynaayo ganacsada sidaan\u00a0 ku hantiyaan \u00a0Haamaha Shidaalka somaliland \u00a0.balshe arintaa ayaan suuro galin ,waxaana marlabaad la mudeeyay <b>isla 5.10.2015 .<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>oo<\/b> ku began \u00a0maalinta bari ah \u00a0\u00a0in la sameeyo\u00a0 \u00a0wareejinta haamaha shidaalka berbera <b>ila wareedyo lagu kalsoon yahay<\/b> ayaa sheegay in berina dib u dhac kale ku yimi arinta wareejinta haamaha shidaalka berebra.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Waxa isna dhankiisa magaalada berbera ka anba baxay wasiir ku xigeenka xanaanada xoolaha somaliland cali maxed cilmi oo isagu mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa magaalada una joogay wareejinta Haamaha<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Wararku waxa kale intaa ku darayaan<\/b> in mar sadexaad lagu war galiyay in ganacsada la sugaayo madaxwayne silaanyo imaanshiyihiisa<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\u00a0\u00a0<b>Arinta ayaa walaac wayn<\/b> ku abuurtay Ganacsatadii Koota loogu xidhaayay Haamaha shidaalka somaliland waxaana la filaayaa in 24 sacadood ee soo socda shir deg deg ah isugu yimadaan arintaa ay kaga arin sanayaan<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>\u00a0 Arabsiyonews.com<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>\u00a0Mubaarik nirig<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Berbera Office<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Berbera(AN)Waxa Soo Ifbaxaayay Wararka Sheegaya in mar labaad dib u dhac ku yimi wakhtigii xukumada somaliland u balan qaaday ganacsada inay ku wareejinayso Xarunta Haamaha shidaalka berbera .wararka laga helaayo \u00a0ganacsada ayaa sheegayay in markii kobaad\u00a0 loo mudeeyay \u00a0\u00a01.10.2015 xaflada xilwareejinta loo samaynaayo ganacsada sidaan\u00a0 ku hantiyaan \u00a0Haamaha Shidaalka somaliland \u00a0.balshe arintaa ayaan suuro galin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":13914,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-13911","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3Cn","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13911","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13911"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13911\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13911"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13911"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13911"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}