{"id":13861,"date":"2015-10-01T15:41:48","date_gmt":"2015-10-01T15:41:48","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=13861"},"modified":"2015-10-01T15:41:48","modified_gmt":"2015-10-01T15:41:48","slug":"xasan-cawaale-oo-ku-dhawaaqay-musharax-madaxwayne-inuu-u-taagan-yahay-iyo-asbaabaha-ku-kalifay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/01\/xasan-cawaale-oo-ku-dhawaaqay-musharax-madaxwayne-inuu-u-taagan-yahay-iyo-asbaabaha-ku-kalifay\/","title":{"rendered":"Xasan Cawaale Oo Ku Dhawaaqay Musharax Madaxwayne Inuu U Taagan Yahay iyo Asbaabaha ku kalifay &#8211;"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ka Tirsan Golaha Wakiilada somaliland ayaa ku dhawaaqay Inuu yahay Musharax U taagan Jagada Madaxwaynaha somaliland,Kuna Dhex Tartami Doono Shirka Golaha Dhex taas oo Rajo wacan ka Muujiyay.<br \/>\nXasan Cawaale ayaa Musharax-nimadiisa u daliilsaday in ay kala Hadhi wayeen Saddexda Musharax ee Beesha Sacad muuse u taagan,kana aqbali Wayeen Hadhi Sharafeed uu u fidiyay,taasina ay keentay inuu Maanta ku dhawaaqo Musharax.<br \/>\nwaxa uu baaq u diray Tageerayaashiisa,Madaxwaynaha somaliland,Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye,waxaana uu ku war galiyay inuu u taagan yahay Musharax waxaana uu yidhi.<br \/>\n\u201cHalkan Maanta waxaan ka shaacinayaa oo tageerayaashaday u sheegayaa oon xisbiga kulmiye<br \/>\nu sheegayaa oon golaha dhexe u cadaynayaa inaan ahay\u00a0 musharaxa madaxwaynaha jamuuriyada somaliland,taas oon iska soo sharaxaya golaha dhexe ee xisbiga kulmiye dhexdiisa,sidaas daraadeed waxa taas igu kalifaya,markii aan arkay dad badan oo isa soo sharaxaya,Markaan is idhi kala Saar way kala Bixi waayeen,ana Markaas waxaan gartay inaan Noqdo musharaxa madaxwayne ee xisbiga kulmiye.<br \/>\nIntaas waxa uu ku daray Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan.\u201dDhamaan cid kasta oo danaynaysa am tageerayaashaday waxaan u sheegayaa inaan u taaganaya musharax,waxaan hambalyo u dirayaa madaxwaynaha somaliland oo ku dhawaaqay wakhtiga la qabanayo shirkii golaha dhexe,aadna wuu noogu soo dhaweeyay waanan ku farax sanay,Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye iyo dhamaantoodba waxaan leeyahay musharax ayaan ahay.<br \/>\nXildhibaanka oo hadalkiisa laga dheehan karo in ay musharax-nimadan ku dhalisay,Muuse biixi,Samal iyo Maxamed Biixi oo uu baaq u diray in ay isku tanaasulaan,isla markaasna Booska madaxwaynaha u kala hadhaan oo ay u soo jawaabi wayeen ay keentay waxaana uu yidhi.<\/p>\n<p>\u201cMarkii hore waxaan u diray Codsi waxaanan idhi,waxaan doonayaa inaan idin Marti qaado oon idin kala saaro oo shaqsi ka mid ah shaqsi nimadiinan aan soo saaro,iimay soo jawaabin dhamaantood,markaas balanta aan u qabtay waxa ay ahayd shan Cisho,igumay war soo celin,markaas waxaan ahay musharaxa madaxwayne.<\/p>\n<p>Musharax-nimadan uu ku dhawaaqay\u00a0 Xasan Cawaal ayaa u muuqata mid Gole ka Fuul ah,waxaana laga dhul sugu doonaa Marka shirka Golaha dhex furmo halka ay ku danbayso.<br \/>\nArabsiyonews.com Office Gabiley<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ka Tirsan Golaha Wakiilada somaliland ayaa ku dhawaaqay Inuu yahay Musharax U taagan Jagada Madaxwaynaha somaliland,Kuna Dhex Tartami Doono Shirka Golaha Dhex taas oo Rajo wacan ka Muujiyay. Xasan Cawaale ayaa Musharax-nimadiisa u daliilsaday in ay kala Hadhi wayeen Saddexda Musharax ee Beesha Sacad muuse u taagan,kana aqbali Wayeen Hadhi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":13862,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-13861","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3Bz","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13861","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13861"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13861\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13861"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13861"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13861"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}