{"id":13757,"date":"2015-09-28T14:56:55","date_gmt":"2015-09-28T14:56:55","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=13757"},"modified":"2015-09-28T14:56:55","modified_gmt":"2015-09-28T14:56:55","slug":"shir-gaar-ah-oo-lagaga-hadlayo-arimaha-dalka-somaliya-oo-maanta-ka-furmaya-xarunta-qaramada-midoobay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/09\/28\/shir-gaar-ah-oo-lagaga-hadlayo-arimaha-dalka-somaliya-oo-maanta-ka-furmaya-xarunta-qaramada-midoobay\/","title":{"rendered":"Shir Gaar Ah Oo Lagaga Hadlayo Arimaha Dalka Somaliya Oo Maanta Ka Furmaya Xarunta Qaramada Midoobay &#8211;"},"content":{"rendered":"<p>Shir Gaar Ah Oo Lagaga Hadlayo Arimaha Dalka Somaliya Oo Maanta Ka Furmaya Xarunta Qaramada Midoobay<\/p>\n<p>Hargeysa(AN):-shir gaar ah oo lagaga hadlayo arimaha dalka somaliya ayaa la filayaa inuu maanta ka furmo xarunta qaramada midoobay ee New York.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa waxa si wada jir ah u gudoomin doona madaxweynaha somaliya iyo xoghaha guud ee qaramada midoobay Ban Ki-moon, waxaana la filayaa inay ka soo qayb galaan madax ka socota dalka caalamka.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/Xasan_Sheekh_Ban_Ki_Moon_Shir_Gaar_ah_660.jpg.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-13758\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/Xasan_Sheekh_Ban_Ki_Moon_Shir_Gaar_ah_660.jpg.png?resize=429%2C272\" alt=\"Xasan_Sheekh_Ban_Ki_Moon_Shir_Gaar_ah_660.jpg\" width=\"429\" height=\"272\" \/><\/a><\/p>\n<p>Shirkan ayaa lagu eegi doonaa arimaha dalka somaliya gaar ahaana dhinaca siyaasada, amniga, hiigsiga dawlada somaliya ee 2016-ka iyo guud ahaanba hawlaha hor yaala dawlada somaliya ee la doonayo inay ku dhamayso inta aan la gaadhin dabayaqaada sanadka soo socda.<\/p>\n<p>Mas&#8217;uuliyiinta Shirkan ka Qayb-galaya ayaa waxaa ka mid ah Ra&#8217;iisul Wasaaraha Somalia Cumar C\/rashiid Cali<\/p>\n<p>Sharma&#8217;arke oo shalay ka dhoofay Muqdisho, iyadoo markii uu ka dhoofayay Dalka la sheegay inuu ka Qayb-galayo shir gaar ah oo looga Hadlayo Arrimaha Somalia.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Madaxweynaha Somalia ayaa Kulammo Wuxuuu la Qaadan doonaa Dhamaan madaxda ay ciidamada ka joogaan Somalia, kaasoo looga hadli doono Ammaanka, sida uu sheegay Afhayeenka Madaxtooyada Somalia, Daa\u2019uud Aweys.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Madaxweynaha Somalia ayaa lagu wadaa inuu kulammo gaar ah la Qaato Boqorka Jordan iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha Dalka Britain, David Cameron. Isagoo kala hadli doono sidii ay u caawin lahaayeen Somalia.<br \/>\nArabsiyonews.com Office Gabiley<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir Gaar Ah Oo Lagaga Hadlayo Arimaha Dalka Somaliya Oo Maanta Ka Furmaya Xarunta Qaramada Midoobay Hargeysa(AN):-shir gaar ah oo lagaga hadlayo arimaha dalka somaliya ayaa la filayaa inuu maanta ka furmo xarunta qaramada midoobay ee New York. Shirkan ayaa waxa si wada jir ah u gudoomin doona madaxweynaha somaliya iyo xoghaha guud ee qaramada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":13758,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-13757","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3zT","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13757","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13757"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13757\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13757"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13757"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13757"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}