{"id":13725,"date":"2015-09-28T14:14:37","date_gmt":"2015-09-28T14:14:37","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=13725"},"modified":"2015-09-28T14:14:37","modified_gmt":"2015-09-28T14:14:37","slug":"daawo-roobab-laxaadle-oo-watay-dabaylo-waa-wayn-ayaa-ka-daay-deegaanka-caada-islamarkana-gaystay-dhawaca-laba-qof-mid-ka-mid-ahi-yahay-haydhtulihii-deegaanka-caada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/09\/28\/daawo-roobab-laxaadle-oo-watay-dabaylo-waa-wayn-ayaa-ka-daay-deegaanka-caada-islamarkana-gaystay-dhawaca-laba-qof-mid-ka-mid-ahi-yahay-haydhtulihii-deegaanka-caada\/","title":{"rendered":"Daawo Roobab Laxaadle oo  Watay Dabaylo Waa wayn ayaa  ka Da,ay  Deegaanka Caada islamarkana Gaystay Dhawaca Laba Qof  Mid Ka Mid Ahi Yahay Haydhtulihii Deegaanka Caada"},"content":{"rendered":"<p>Gabiley (AN)Roobab Laxaadle oo Watay Dabaylo Waa wayn ayaa ka Da,ay Deegaanka Caada islamarkana Gaystay Dhawaca Laba Qof Mid Ka Mid Ahi Yahay Haydhtulihii Deegaanka Caada oo Lagu Daawaynaayo Cisbitaalka Wayn Ee Magalada Gabley.<br \/>\nDeegaanka Caada oo Qiyaas ahaan Kaga Began Magalada Gabiley Dhinaca Waqoyi islamrkana ka tirsan Gobolka Gabiley Ayaa Lagu Soo Waramayaa inay Galinkii Danbe ee Shalay Ka Da,een Roobab Laxaadle oo Watay Dabaylo Waa wayn islamarkana Gaystay khasaraha Guryo iyo Laba Qof Dhawaca oo Mid Ka Mid Ahi Yahay Haydhtulihii Deegaanka Caada oo Lagu abaaro Xalay Siddedii Habeenimo lakeenay cisbitaalka gabiley islamarkana lagu Daawaynaayo Cusbitaalkasi<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/VbLRE1LR-ag\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Maxamed Juba Arabsiyonews.com Office Gabiley<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gabiley (AN)Roobab Laxaadle oo Watay Dabaylo Waa wayn ayaa ka Da,ay Deegaanka Caada islamarkana Gaystay Dhawaca Laba Qof Mid Ka Mid Ahi Yahay Haydhtulihii Deegaanka Caada oo Lagu Daawaynaayo Cisbitaalka Wayn Ee Magalada Gabley. Deegaanka Caada oo Qiyaas ahaan Kaga Began Magalada Gabiley Dhinaca Waqoyi islamrkana ka tirsan Gobolka Gabiley Ayaa Lagu Soo Waramayaa inay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":13726,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-13725","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3zn","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13725","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13725"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13725\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13725"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13725"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13725"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}