{"id":13694,"date":"2015-09-27T13:55:17","date_gmt":"2015-09-27T13:55:17","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=13694"},"modified":"2015-09-27T13:55:17","modified_gmt":"2015-09-27T13:55:17","slug":"xukuumadda-somaliland-oo-xabsiga-dhigtay-fanaaniintii-qaar-kamid-ahxiddigaha-geeska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/09\/27\/xukuumadda-somaliland-oo-xabsiga-dhigtay-fanaaniintii-qaar-kamid-ahxiddigaha-geeska\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Fanaaniintii Qaar kamid ahXiddigaha Geeska"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)-Xukumadda Somaliland ayaa xabsiga dhigtay 4 ka mid ah kooxda fannaaniinta Xidigaha Geeska ee fadhigoodu yahay magaalada Hargeysa, kadib markii ay galinkii hore ee Axadda maanta ka soo dageen Madaarka Cigaal ee Hargeysa.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/xidigaha.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-13696\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/xidigaha.jpg?resize=300%2C225\" alt=\"xidigaha\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<p>Fannaaniinta ayaa maalmo ka hor Ciidii waxay ka dageen magaalada Muqdisho, iyagoo ka horna muddo ku sugnaa Nairobi. Markii ay Muqdisho soo gaadheen saxaafadda waxay u sheegeen inay bandhig faneed balaadhan ku dhigi doonaan Muqdisho, islamarkaana damaashaadka ciida maaweelin doonaan dadka fankooda taageera ee reer Muqdisho.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/Q1.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-13698\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/Q1.jpg?resize=696%2C523\" alt=\"Q1\" width=\"696\" height=\"523\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xadhiga fannaaniinta oo aanay wali xukumadda Somaliland ka hadal ayaa xadhigooda lala xidhiidhinayaa tagitaankooda Muqdisho, maadaama Somaliland aanay ogolayn tagitaanka Muqdisho ee dadka saamaynta ku dhex leh bulshada.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/Q2.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-13699\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/Q2.jpg?resize=430%2C552\" alt=\"Q2\" width=\"430\" height=\"552\" \/><\/a><\/p>\n<p>Guddoomiyaha Kooxda xidigaha geeska ayaa saxaafadda u xaqiijiyay xadhiga fannaaniinta kala ah Xamda-Queen, Maxamed- Cirro, Nimcaan-Hillaac iyo Cabdiraxmaan-Oday, iyadoo la filayo inuu dhawaan saxaafadda uga waramo mawqifka kooxda ee xadhiga fanaaniinta.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Maalmihii u dambeeyay baraha bulshadu ku kulanto ee Internet-ka ayaa lagu falanqaynayay tagitaanka Kooxdan ee Muqdisho, iyadoo shacabka Somaliland muujinayay siday uga xun yihiin, halka shacabka Muqdisho muujinayay inay astaan u yihiin midnimada Somalia<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)-Xukumadda Somaliland ayaa xabsiga dhigtay 4 ka mid ah kooxda fannaaniinta Xidigaha Geeska ee fadhigoodu yahay magaalada Hargeysa, kadib markii ay galinkii hore ee Axadda maanta ka soo dageen Madaarka Cigaal ee Hargeysa. Fannaaniinta ayaa maalmo ka hor Ciidii waxay ka dageen magaalada Muqdisho, iyagoo ka horna muddo ku sugnaa Nairobi. Markii ay Muqdisho soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":13696,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-13694","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3yS","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13694","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13694"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13694\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13694"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13694"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13694"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}