{"id":13677,"date":"2015-09-26T15:11:52","date_gmt":"2015-09-26T15:11:52","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=13677"},"modified":"2015-09-26T15:11:52","modified_gmt":"2015-09-26T15:11:52","slug":"wasaaradda-arimaha-gudaha-oo-ka-hadashay-xadhiga-taliye-xigeenka-laanta-socdaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/09\/26\/wasaaradda-arimaha-gudaha-oo-ka-hadashay-xadhiga-taliye-xigeenka-laanta-socdaalka\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Arimaha gudaha Oo Ka Hadashay Xadhiga Taliye xigeenka Laanta Socdaalka"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)-Wasaaradda daakhiliga ee Somaliland ayaa ka hadashay sababta keentay in xabsiga la dhigo taliye xigeenka laanta socdaalka Somaliland \u00a0Gaash\u00e0anle Maxamed Saleebaan Xasan (Sablaale) oo maalmihii u dambeeyay Hargeysa ku xidhan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wasiir kuxigeenka wasaaradda daakhiliga ee maamulka gobolada iyo degmooyinka Axmed Faarax Cadarre, ayaa sheegay in taliyaha loo xidhay amar wasiirka daakhiligu siiyay oo uu diiday.<\/p>\n<p>\u201cTaliye kuxigeenka waxaa loo xidhay amar diido uu sameeyay. Wasiirka waxay iskugu dhaceenna waa amar diidaas uune wax kale maaha. Waxa keenay xadhigiisa anshaxa ayaa la marinayaa,\u201d ayuu yidhi mr Cadarre oo wargeyska Saxansaxo la hadlay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Taliye xigeen Sablaale ayaa dhawr cisho ka hor la xidhay, isagoo ilaa haddana xidhan. Waxa la sheegay in wakhtiga la xidhay ay shir kuwada lahaayeen wasiirka daakhiliga wasaaradda arrimaha gudaha.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Geesta kale wasiir xigeen Axmed Faarax Cadarre, waxa uu sheegay in bacda Ciida sharciga la hor gayn doono salaadiin xidhan \u201c Salaadiinta waxaa sharciga la hor gayn doonaa marka Ciidu ina dhaafto, markaas baa shaqadooda la gali doonaa,\u201d ayuu yidhi mr Caddarre.<\/p>\n<p>Boqor Raabi iyo Suldaan Mawliid Sabayste, ayaa muddo todobaado ah ku xidhan magaalada Hargeysa kadib markii xukumaddu ku eedaysay kicin iyo arrimo ammaanka ka dhan ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)-Wasaaradda daakhiliga ee Somaliland ayaa ka hadashay sababta keentay in xabsiga la dhigo taliye xigeenka laanta socdaalka Somaliland \u00a0Gaash\u00e0anle Maxamed Saleebaan Xasan (Sablaale) oo maalmihii u dambeeyay Hargeysa ku xidhan. &nbsp; Wasiir kuxigeenka wasaaradda daakhiliga ee maamulka gobolada iyo degmooyinka Axmed Faarax Cadarre, ayaa sheegay in taliyaha loo xidhay amar wasiirka daakhiligu siiyay oo uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":13678,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-13677","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3yB","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13677","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13677"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13677\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13677"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13677"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13677"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}