{"id":13639,"date":"2015-09-24T08:13:21","date_gmt":"2015-09-24T08:13:21","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=13639"},"modified":"2015-09-24T08:13:21","modified_gmt":"2015-09-24T08:13:21","slug":"sheekh-aadan-siiro-oo-dhaliilo-u-jideeiyaay-komishanka-doorashooyinka-farina-u-diray-xisbiga-kulmiye-iyo-shacabiga-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/09\/24\/sheekh-aadan-siiro-oo-dhaliilo-u-jideeiyaay-komishanka-doorashooyinka-farina-u-diray-xisbiga-kulmiye-iyo-shacabiga-somaliland\/","title":{"rendered":"Sheekh Aadan Siiro Oo Dhaliilo U Jideeiyaay Komishanka Doorashooyinka Farina U Diray Xisbiga Kulmiye Iyo Shacabiga Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) Sheekh Aadan Xaji Maxamuud (Aadan siiro )oo maanta khudbad u jeediyaay salaadii cida ka dib shacab ku tukanayaay Garoonka Kubada Cagta ee xawaadle ayaa ku dhaliilay Komishanka doorashooyinka somaliland Maamul xumo iyo jileec waxa uu ugu baqaay sheekh Aadan Siiro inay Cadaalada ugu garnaqaan Tartamayaasha Doorashooyinka Somaliland<br \/>\nSidoo Kale Sheekh Aadan Siiro Waxa Uu Xisbiga kulmiye ugu baqay inay dhexdooda kusoo kala baxan tartan oo aanay umada jahawareer galin<br \/>\nAdan Siiro oo khudbad dhinacyo badan tabaanayasa ka jeediyaay garoonka Xawadle ayaa waxa uu kaga hadlay guurka isagoo sheegay inay waddan qorshe dhalinayrada la iskugu dhisay waxanu xusay inay rabaan in masaajidka uu ka dhaco meherku<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) Sheekh Aadan Xaji Maxamuud (Aadan siiro )oo maanta khudbad u jeediyaay salaadii cida ka dib shacab ku tukanayaay Garoonka Kubada Cagta ee xawaadle ayaa ku dhaliilay Komishanka doorashooyinka somaliland Maamul xumo iyo jileec waxa uu ugu baqaay sheekh Aadan Siiro inay Cadaalada ugu garnaqaan Tartamayaasha Doorashooyinka Somaliland Sidoo Kale Sheekh Aadan Siiro Waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":13640,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-13639","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3xZ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13639","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13639"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13639\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13639"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13639"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13639"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}