{"id":13597,"date":"2015-09-23T10:50:31","date_gmt":"2015-09-23T10:50:31","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=13597"},"modified":"2015-09-23T10:50:31","modified_gmt":"2015-09-23T10:50:31","slug":"hambalyada-madaxweynaha-ee-ciidal-adxa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/09\/23\/hambalyada-madaxweynaha-ee-ciidal-adxa\/","title":{"rendered":"Hambalyada Madaxweynaha ee Ciidal Adxa"},"content":{"rendered":"<p class=\"ecxMsoNormal\" style=\"text-align: left;\" align=\"center\">Hargaysa(AN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Xuska Ciidal Adxa awgeed Hambalyo u dirayaa Golayaasha Qaranka, Madax-dhaqameedka, Culima aw-diinka, Xisbiyada Qaranka, dhammaan Bulshada reer Somaliland iyo guud ahaan bulsho-weynta Islaamka ee dunida, waxaanu munaasibada <b>Ciidal Adxa <\/b>awgeed uu shacbiga Madaxweynuhu leeyahay <b>Ciid-Mubaarik, Ciidal-caafiya, kullu-caam wa-antum bikhayr.<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" style=\"text-align: left;\" align=\"center\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\"><b><u>Hambalyada Madaxweynaha ee Ciidal Adxa<\/u><\/b><a target=\"_blank\" name=\"_GoBack\"><\/a><b><u><\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\"><b>Ciid mubaarik, ciidal caafiya, kulu caam wa antum bikhayr.<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Xuska Ciidal Adxa awgeed Hambalyo u dirayaa Golayaasha Qaranka, Madax-dhaqameedka, Culima aw-diinka, Xisbiyada Qaranka, dhammaan Bulshada reer Somaliland iyo guud ahaan bulsho-weynta Islaamka ee dunida, waxaanu munaasibada <b>Ciidal Adxa <\/b>awgeed uu shacbiga Madaxweynuhu leeyahay <b>Ciid-Mubaarik, Ciidal-caafiya, kullu-caam wa-antum bikhayr.<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Waxaan Illaahay inooga rajaynayaa in uu ciidan ciideeda inagu gaadhsiiyo caafimaad, cibaado, bash-bash iyo barwaaqo, inta Bukta ee u jiifta xanuunada ee aan inala ciidayna ALLE uga baryayaa inuu ka dulqaado Xanuunka, caafimaad taamana siiyo, intii dhimatayna ALLE u naxariisto una denbi dhaafo.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Aamiin\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Aamiin\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Aamiin<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Wa Kullu Caam Wa Antum Bikhayr,,,<\/b><b><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><u>\u00a0<\/u><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Axmed \u00a0Saleebaan Maxamed (Dhuxul)<br \/>\nAf-hayeenka Madaxtooyada JSL.<\/b><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Xuska Ciidal Adxa awgeed Hambalyo u dirayaa Golayaasha Qaranka, Madax-dhaqameedka, Culima aw-diinka, Xisbiyada Qaranka, dhammaan Bulshada reer Somaliland iyo guud ahaan bulsho-weynta Islaamka ee dunida, waxaanu munaasibada Ciidal Adxa awgeed uu shacbiga Madaxweynuhu leeyahay Ciid-Mubaarik, Ciidal-caafiya, kullu-caam wa-antum bikhayr. Hambalyada Madaxweynaha ee Ciidal Adxa Ciid mubaarik, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-13597","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3xj","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13597","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13597"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13597\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13597"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13597"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13597"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}