{"id":13527,"date":"2015-09-22T13:11:17","date_gmt":"2015-09-22T13:11:17","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=13527"},"modified":"2015-09-22T13:11:17","modified_gmt":"2015-09-22T13:11:17","slug":"qaar-ka-mid-ah-fanaaniinta-kooxda-xidigaha-geeska-oo-ka-dagay-magaalada-muqdisho-sawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/09\/22\/qaar-ka-mid-ah-fanaaniinta-kooxda-xidigaha-geeska-oo-ka-dagay-magaalada-muqdisho-sawiro\/","title":{"rendered":"Qaar Ka Mid Ah Fanaaniinta Kooxda Xidigaha Geeska Oo Ka Dagay Magaalada Muqdisho + Sawiro &#8211;"},"content":{"rendered":"<p>Taageerada Soona Gaadhsiisay Kooxdana Halka Ay Maanta Taagntahay Ayaa U dhag taagaaya Waxa ay Xukuumada Iyo Guud ahaan Reer Somaliland Ay ka Yeeli Doonaan Fanaantiintan .<\/p>\n<p>Muqdisho(AN)-Qaar ka mid ah Fanaaniinta Kooxda Xidigaha Geeska ee fadhigooda yahay magaalada Hargeysa ayaa Maanta Ka Dagay\u00a0 magaalada Muqdisho, iyagoo habeenka Ciidul Adxa ay qaban doonaan Bandhig Faneed ay farxada ciida kula wadagayaan shacabka Muqdisho.<br \/>\nFanaaniintan oo kala ah Nimcaan Hilaac, Maxamed Axmed Cirro Bakaal, Xamda Queen iyo C\/raxmaan Oday ayaa lagu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho.<br \/>\n<a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/x8.jpg.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-13528\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/x8.jpg-300x225.png?resize=696%2C522\" alt=\"x(8).jpg\" width=\"696\" height=\"522\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/xx12.jpg.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-13529\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/xx12.jpg-300x225.png?resize=696%2C522\" alt=\"xx(12).jpg\" width=\"696\" height=\"522\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/xx13.jpg.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-13530\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/xx13.jpg-300x225.png?resize=696%2C522\" alt=\"xx(13).jpg\" width=\"696\" height=\"522\" \/><\/a><br \/>\nFanaaniintan ayaa fadhiguudu yahay caasimada Somaliland ee Hargaysa iyagoo dhawr jeer isku dayay inay Muqdisho tagaan laakiin ay u suurtoobi wayday,kadib markii qaar ka mid ah oo uu ku jiro guddoomiye Xassan Dhuxul Laabsaalax lagu xidhay Madaarka Caasimada Somaliland ee<br \/>\nHargaysa Fanaaniintan ayaa inta badan waxa gacanta ku haysay xukuumadda Somaliland\u00a0 iyo Tvga Hctv kuwaasi oo ka qayb galin jiray barnaaminyada madadaalada ah ee fankooda ku saabsan wallow dhawr jeer ay labadabais khilaafeen.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/xxx10.jpg.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-13532\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/xxx10.jpg-300x225.png?resize=696%2C522\" alt=\"xxx(10).jpg\" width=\"696\" height=\"522\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/xxxx7.jpg.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-13533\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/xxxx7.jpg-300x225.png?resize=696%2C522\" alt=\"xxxx(7).jpg\" width=\"696\" height=\"522\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/xxxxx2.jpg.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-13534\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/xxxxx2.jpg-300x225.png?resize=696%2C522\" alt=\"xxxxx(2).jpg\" width=\"696\" height=\"522\" \/><\/a><\/p>\n<p>Fanaaniintan ayaa taageerayaal xoogan ku lahaa gudaha Somaliland,kuwaasi oo niyad jab ka muujiyay Mar ay barnaamij u qabteen Tvga Somaliya,kuwaasi oo iska lumiyay Taageerayaal badan .<br \/>\nBulshada Somaliland oo ah Bulshada u badan ee u haysa Taageerada Soona Gaadhsiisay Kooxdana Halka Ay Maanta Taagntahay Ayaa U dhag taagaaya Waxa ay Xukuumada Iyo Guud ahaan Reer Somaliland Ay ka Yeeli Doonaan Fanaantiintan .<br \/>\nArabsiyonews.com Office Gabiley somaliland<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taageerada Soona Gaadhsiisay Kooxdana Halka Ay Maanta Taagntahay Ayaa U dhag taagaaya Waxa ay Xukuumada Iyo Guud ahaan Reer Somaliland Ay ka Yeeli Doonaan Fanaantiintan . Muqdisho(AN)-Qaar ka mid ah Fanaaniinta Kooxda Xidigaha Geeska ee fadhigooda yahay magaalada Hargeysa ayaa Maanta Ka Dagay\u00a0 magaalada Muqdisho, iyagoo habeenka Ciidul Adxa ay qaban doonaan Bandhig Faneed ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":13531,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-13527","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3wb","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13527","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13527"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13527\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13527"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13527"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13527"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}