{"id":13493,"date":"2015-09-21T12:43:16","date_gmt":"2015-09-21T12:43:16","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=13493"},"modified":"2015-09-21T12:43:16","modified_gmt":"2015-09-21T12:43:16","slug":"13493-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/09\/21\/13493-2\/","title":{"rendered":"Madaxwayne Siilaanyo oo isku badal ku sameeyey Qaar kamid ah Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN) Madaxwaynaha S\/land oo isku shaandhayn ku sameeyey Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha Qaranka \u00a0warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada \u00a0S\/land \u00a0oo nuqul kamid ahi soo gaadhay xafiiska warqabadka Arabsiyonews ayaa waxaa udhignaa sida tan<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\"><b><u>WAR-SAXAAFADEED<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\"><b><u>\u00a0<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><u>\u00a0<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay <b>JSL\/M\/XERM\/249-3606\/092015<\/b><b> <\/b>isku bedel iyo magacaabid uu ku sameeyey qaar ka mida Agaasimeyaasha guud ee wasaaraddaha Jamhuuriyada Somaliland.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><u>madaxweynuhu:-<\/u><\/b><b><u><\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, Xarafka (kh) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Markuu Tixgeliyey:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Ahmiyadda ay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaraduhu u leeyihiin dhismaha Qaranka;<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In baahi loo qabo in isku beddel iyo magacaabid lagu sameeyo jagooyinkan hoos ku xusan;<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Markuu Ka Fiirsaday:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Kartidooda, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo;<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Markuu Ku Qancay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In ay hanan karaan xilalkan loo magacaabay;<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\"><b><u>Isku bedelka<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\"><b><u>Wuxuu go\u2019aansaday in laga bilaabo taariikhda Xeerkan<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\"><u>\u00a0<\/u><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>In Mudane, Abiib Axmed Cali, uu ahaado Agaasimaha Guud ee Waxbarashada ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"\"><b>In Mudane, Yuusuf Axmed Cali, uu ahaado Agaasimaha Guud ee Tacliinta Sare ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/b><\/p>\n<p class=\"\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>In Mudane, Maxamed Xasan Ibraahin, uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>In Mudane, Saleebaan Jaamac Diiriye, uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\"><b><u>Magacaabida<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\"><b>Wuxuu go\u2019aansaday<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>In Mudane, Cabdiraxmaan Maxamed Muxumed (Abdeeq), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><u>ALLAA MAHAD LEH<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>\u00a0\u00a0 Axmed Saleebaan Dhuxul<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Afhayeenka Madaxtooyada JSL<\/b><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN) Madaxwaynaha S\/land oo isku shaandhayn ku sameeyey Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha Qaranka \u00a0warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada \u00a0S\/land \u00a0oo nuqul kamid ahi soo gaadhay xafiiska warqabadka Arabsiyonews ayaa waxaa udhignaa sida tan WAR-SAXAAFADEED \u00a0 \u00a0 Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL\/M\/XERM\/249-3606\/092015 isku bedel iyo magacaabid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-13493","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3vD","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13493","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13493"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13493\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13493"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13493"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13493"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}