{"id":13336,"date":"2015-09-18T16:25:38","date_gmt":"2015-09-18T16:25:38","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=13336"},"modified":"2015-09-18T16:25:38","modified_gmt":"2015-09-18T16:25:38","slug":"maamulka-madbacadda-oo-xukuumadda-been-ka-iibinaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/09\/18\/maamulka-madbacadda-oo-xukuumadda-been-ka-iibinaya\/","title":{"rendered":"Maamulka Madbacadda Oo Xukuumadda Been Ka Iibinaya"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Madbacadda Oo Xukuumadda Been Ka Iibinay\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0\u00a0Hoos u dhac laxaad leh oo dhinaca wax soo-saarka ah, ayaa oo wajahday Madabacadda Qaranka tan iyo intuu xilka Maareeyaha la wareegay Cabdullaahi { Caray ], sababtuna waxay tahay is-xilqaan la\u2019aan xagga shaqada oo barriinsatay Maareeyaha. Madbacaddu sideedaba waxay dhinac kala mid tahay Wershadaha,sidaa darteed si loo kordhiyo wax soo-saarka, waxa waajib ku ah qof kasta oo mas\u2019uul ka noqdaa inuu ku sugnaado shaqada dhexdeeda gelin hore iyo gelin dembeba, taasina waa mid aanu la iman Maareeye Caray, balse uu ku beddeshay hurdo, qayilaad iyo raaxaysi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&gt; Ka maqnaashihiisa shaqadu waxa uu sababay, in wax soo-saarkii si xawli ah hoos ugu dhaco, isla markaana shaqadii wax soo-saar ee hortii u ahayd gelin hore iyo gelin dembe, ayaa iskugu soo ururtay gelin hore oo kaliya oo weliba ku eeg salaadda Duhur. Arrimahan iyo kuwa kale oo ku hoos jiraba, waxa ka dhashay in Hay\u2019adihii iyo Wasaaradihii dawladda ee hore shardiga lagaga dhigay in aanay meel kale wax ka daabacan Karin, ayey kuwa door ahi ka tashadeen kadib markay arkeen inay caga-jiid tahay shaqadii Madbacaddu. Sidaa awgeed si aanay ugu caddilmin hawlaha loo igmaday, ayey go\u2019aansadeen inay u wareegaan Madbacadaha kale ee dalka ka jira. Geesta kale waxa iyana marba marka ka sii dembeysa sii yaraanayey agabka lagama maarmaanka u ah shaqooyinka Madbacadaha, waxayna gaadheen Maamulku heer ay ka soo rubuc iibsadaan ganacsatada dalka agabkii shaqada lagu fulin lahaa sida, Waraaqaha noocyadooda kala duwan iyo kuwa kaleba.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&gt; Maareeyuhu markuu arkay inay ku fadhiisanayso Madbacaddii oo uu ku fashilmayo Maamulkeedii, ayaa waxa uu dejiyey qorshe beenaad uu lacag kaga heli karo Xukuumadda, si taas ugu meel-martana, waxa uu heshiis beenaad la galay ganacsato u dalatay Somaaliya oo Hargeysa u iib keenay waraaqaha wax lagu daabaco, kadib markuu ka war helay inay u baahan yihiin meel ay ku rogtaan waraaqaha. Ganacsatadan ayaa waxa uu la galay heshiis afka ah bishan horraanteedii, kaasoo ahaa inay ka iibiyaan ilaa kontomeeyo Riin oo waraaqaha, inta kalena ay ku soo rogtaan Maqaasiinka Madbacadda. Intaas markay hirgasho waxa uu u ballanqaaday ganacsatada inuu qabanayo shir Jaraaa\u2019id oo uu ku caddaynayo, inay Madbacaddu la soo degtay agabkii shaqada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&gt; Qiiq isku araqtan iyo qorshe beeneedkan waxa kaliya ee uu uga dan lahaa, waxan filayaa inay tahay oo kaliya, in marka hore Xukuumaddu sii ogaato la soo degista agabka, dabadeedna uu dul tago oo ka dhaadhiciyo in lacagta agabkii uu la soo degay oo ay u dul taagan yihiin ganacsatadii lahayd laga bixiyo. Hadda goobtaa ku noqotay xaalufka waxay ka mid tahay meelaha ugu dakhliga badan, waxana halkaa dhigay mas\u2019uulkii lagu aaminay ee laga sugayey inuu sannadba sannadka ka sii dembeeya la soo dego Madbacado ka casriyeysan wixii hore dhanacyada wax soo-saarka iyo farasamooyinka kaleba sida midabyada. Maamulka sare ee Madbacaddu wax uu soo kordhiyaa ha joogtee, waxaaba hadda ka sii girirrifle HAL Mashiin oo qudha, sidaa awgeed waa lama huraan in si dhakhso ah loogu gurmado Madbacadda Qaranka iyo shaqaalaheeda oo aan iyagu ilaa hadda helin kordhsiimooyinkii mushahar ee ay hore u heleen shaqaalaha kale.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Muxuyadiin Jaamac Badde<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Hargeysa\/Somaliland<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Madbacadda Oo Xukuumadda Been Ka Iibinay\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0\u00a0Hoos u dhac laxaad leh oo dhinaca wax soo-saarka ah, ayaa oo wajahday Madabacadda Qaranka tan iyo intuu xilka Maareeyaha la wareegay Cabdullaahi { Caray ], sababtuna waxay tahay is-xilqaan la\u2019aan xagga shaqada oo barriinsatay Maareeyaha. Madbacaddu sideedaba waxay dhinac kala mid tahay Wershadaha,sidaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8013,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5],"tags":[],"class_list":["post-13336","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3t6","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13336","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13336"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13336\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13336"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13336"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13336"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}