{"id":1324,"date":"2014-12-10T12:48:16","date_gmt":"2014-12-10T12:48:16","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=1324"},"modified":"2014-12-10T12:48:16","modified_gmt":"2014-12-10T12:48:16","slug":"gudoomiye-ku-xigeenka-jaamacada-simad-oo-kooxo-hubaysan-dishay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/10\/gudoomiye-ku-xigeenka-jaamacada-simad-oo-kooxo-hubaysan-dishay\/","title":{"rendered":"Gudoomiye ku xigeenka Jaamacada SIMAD oo kooxo hubaysan Dishay"},"content":{"rendered":"<p>Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho waxaa saaka kooxo hubaysan ku dileen Gudoomiye ku xigeenka Jaamacada SIMAD Muqdisho Ibraahim Maxamuud Xaamud sidoo kalana sii hayey xilka gudoomiyaha jaamacada oo dalka dibadiisa ku maqan.<\/p>\n<p>Kooxda dilka geysatay ayaa ku hubaysaan Bistoolado waxayna gaari ay wateen ku horgooyeen gaarigii kusimaha Gudoomiyaha Jaamacada SIMAD, waxayna ka baxsadeen goobta markii ay falka dilka geysteen sida ay warbaahinta u sheegeen dad goobjoogayaal ahaa.<\/p>\n<p>Ibraahin Maxamuud ayaa in muddo ah ka shaqaynayey Jaamacada SIMAD wuxuu muddo kooban ku simayey xilka Gudoomiyaha Jaamacada oo dalka dibadiisa ku maqan laman garanayo u jeedka dilkiisa iyo wax loos sababayn karo.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nMuqdisho office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho waxaa saaka kooxo hubaysan ku dileen Gudoomiye ku xigeenka Jaamacada SIMAD Muqdisho Ibraahim Maxamuud Xaamud sidoo kalana sii hayey xilka gudoomiyaha jaamacada oo dalka dibadiisa ku maqan. Kooxda dilka geysatay ayaa ku hubaysaan Bistoolado waxayna gaari ay wateen ku horgooyeen gaarigii kusimaha Gudoomiyaha Jaamacada SIMAD, waxayna ka baxsadeen goobta markii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1325,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1324","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-lm","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1324","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1324"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1324\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1324"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1324"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1324"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}