{"id":13238,"date":"2015-09-14T14:01:51","date_gmt":"2015-09-14T14:01:51","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=13238"},"modified":"2015-09-14T14:01:51","modified_gmt":"2015-09-14T14:01:51","slug":"warsaxaafadeed-ka-soo-baxay-ururka-dhalinyarada-ee-gobolka-gabiley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/09\/14\/warsaxaafadeed-ka-soo-baxay-ururka-dhalinyarada-ee-gobolka-gabiley\/","title":{"rendered":"Warsaxaafadeed Ka Soo Baxay Ururka Dhalinyarada Ee Gobolka Gabiley"},"content":{"rendered":"<p>Arinkani waxa uu waxyeelo u keeni karaa, hamigii shacabka Somaliland. Iyada oon laga fiirsan in si fudud loo dhaxal wareejiyo<br \/>\nWaxaanu canbaaraynaynaa, falxumadii ka dhacday golaha-wakiilada, iyo af-gambigii lugula kacay gudoomiye M. cabdilaahi Ciro. Boob baaxad-weyn ayaa lagu hayaa, hantidii qaranka. Dawladuna waxa ay wada-shaqayn dhow la leedahay, kooxo ganacsato ah oo, si dhiigmiirasho ah u rabta lacag, iyo faa\u2019ido degdeg ah.<br \/>\nArinkani waxa uu waxyeelo u keeni karaa, hamigii shacabka Somaliland. Iyada oon laga fiirsan in si fudud loo dhaxal wareejiyo, haamaha-keydka shidaalka ee Berbera.<br \/>\nXukuumadu waxa ay ku galaysaa, buuga taariikhda, hanti-bookii xoolaha umada. Iyo in ay hantigoosoto ka raacdo, shacabkii xalaasha ahaa. Waxa aynu ognhay sida loo xaraashay, warshadii laydhka, tii sibidhka, qandaraasyadii madaarada iwm.<br \/>\nKastamkii Gobolkan gabiilay isna wax aka socda, boob, iyo lunsi cashuurihii, jeeb<br \/>\ngaar ah lagu shubanayo. Dadkii reer gabilayna aaan waxba loogu qaban. Tani waxa cadaynaya, sida horumarkii Gobolku uu gaabiska u yahay. Dhinaca adeegyada bulshada.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/ilkaase1yy.jpg.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-13239\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/ilkaase1yy.jpg-300x200.png?resize=696%2C464\" alt=\"ilkaase1yy.jpg\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a><\/p>\n<p>Gabiley waxa ay ka mid tahay, goobaha u waxsoosaarka badan, geeska afrika, hadana, marka la dhisayo, dhakhtar, ama xarun waxbarasho, waxa looga soo qaadhaama qurbaha. Maxay ku dhacday? Sieey ku dhacday, in maaliyad intaa leeg ay ugfa lunto gobolka. Shacabku ha toosaan, waxa la soo gaadhay xiligi, la dhiidhiyi-lahaa, ficilada dawlada Siilaanyo.<\/p>\n<p>Nasiib-daro wax ah in madaxdii gobolka-gabiley ka soo jeeday, oo ka seexday xilkoodii. Dhalinyarad gobolka gabiley, waa in ay si degdeg ah ugu guntadaan, sidii aynu aayaheena uga tashan lahyn. Dawladan fadhiidka ahi, maalinta, ay khalkhasho ayey taageerada Gabiley u soo doonataa.<\/p>\n<p>Reer Berbera sida ay u ilaashadaan, hantidooda, aynu wax ka barano. Guiyo, adag oon la inoo soo dhaafin waa in aynu abuurnaa.<br \/>\nAlaa Mahad leh<br \/>\nWaa Gud. Dhalinyarade G. Gabiley<\/p>\n<p>Ee Norway, Mr C\/rixiin SH. Daa\u2019uud<br \/>\nArabsiyonews.com Office Gabiley somaliland<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arinkani waxa uu waxyeelo u keeni karaa, hamigii shacabka Somaliland. Iyada oon laga fiirsan in si fudud loo dhaxal wareejiyo Waxaanu canbaaraynaynaa, falxumadii ka dhacday golaha-wakiilada, iyo af-gambigii lugula kacay gudoomiye M. cabdilaahi Ciro. Boob baaxad-weyn ayaa lagu hayaa, hantidii qaranka. Dawladuna waxa ay wada-shaqayn dhow la leedahay, kooxo ganacsato ah oo, si dhiigmiirasho ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":13239,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-13238","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3rw","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13238","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13238"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13238\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13238"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13238"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13238"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}