{"id":13235,"date":"2015-09-14T13:40:49","date_gmt":"2015-09-14T13:40:49","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=13235"},"modified":"2015-09-14T13:40:49","modified_gmt":"2015-09-14T13:40:49","slug":"magacyada-mudaneyaashii-hore-u-diiday-wareejinta-haamaha-berbera-iyo-kuwa-hadda-ku-hawlan-wareejinta-xildhibaannada-labada-liisba-ku-jira","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/09\/14\/magacyada-mudaneyaashii-hore-u-diiday-wareejinta-haamaha-berbera-iyo-kuwa-hadda-ku-hawlan-wareejinta-xildhibaannada-labada-liisba-ku-jira\/","title":{"rendered":"Magacyada Mudaneyaashii Hore U Diiday Wareejinta Haamaha Berbera iyo Kuwa Hadda Ku Hawlan Wareejinta+ Xildhibaannada Labada Liisba Ku Jira"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN) Murankii dagaalka gaadhay ee Sabtidii dhex maray Guddoomiyaha Golahaas Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(cirro) iyo ku-xigeenka koowaad Baashe Maxamed Faarax, ahaa mid ka dhashay mooshin ay keeneen Mudanayaal Golahaasi katirsan oo la xidhiidhay sidii Mudanayaashu uga arrinsan lahaayeen Warqaddii dhawaan Madaxweynaha lagu celiyey ee la xidhiidhay wareejinta Haamaha shidaalka Berbera. Mudanayasahan Ayaa Kala Ahaa magacyadoodu sidan soo socota:<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/xildhibayaal.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-13236\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/xildhibayaal-300x196.jpg?resize=667%2C436\" alt=\"xildhibayaal\" width=\"667\" height=\"436\" \/><\/a><br \/>\nXildh. Mahdi Xuseen Cadarre,<br \/>\nSiciid Maxamed Cilmi.<br \/>\nCali Xasan Maxamed.<br \/>\nXasan Cawaale Caynaan.<br \/>\nXasan Muuse Hufane.<br \/>\nIbraahim Axmed Raygal.<br \/>\nAxmed Barkhad Obsiiye<br \/>\nMahdi Cabdilaahi Maxamed<br \/>\nAxmed Cabdi Kijandhe<br \/>\nCabdilaahi Axmed Yuusuf.<br \/>\nAxmed Jaamac Cali<br \/>\nCali Maxamed Aadan<br \/>\nIbraahim Axmed Sheekh Muuse.<br \/>\nIbraahim Carraale Cabdi<br \/>\nMaxamed Xuseen Xaaji Ciise.<br \/>\nMahdi Maxamed Jaamac<br \/>\nMaxamed Axmed Obsiiye<br \/>\nSaleebaan Cawad Cali<br \/>\nMaxamed Xaaji yuusuf Waabeeyo.<br \/>\nCabdi Hirad Warfaa<br \/>\nCabdiqaadir Jaamac Xaamud<br \/>\nCabdilaahi Xuseen Cige<br \/>\nAxmed Maxamed Diiriye.<br \/>\nAbuukar Cabdiraxmaan Good<br \/>\nCabdiraxman Muuse Jaamac<br \/>\nCali Obsiiye Diiriye<br \/>\nMaxamed Jaamac Cabdi<br \/>\nXamse Maxamed Gaaddo-weyne<br \/>\nCabdicasiis Cabdilaahi Aadan dhulcun<br \/>\nFarxaan Maxamed Cali<br \/>\nMaxamed Cismaan Aadan<br \/>\nCabdiraxmaan Yuusuf Cartan<br \/>\nCabdiraxmaaan Maxamed Jaamac<br \/>\nCabdiraxmaan Cismaan Caalin<br \/>\nMaxamed Maxamuud Cumar Xaashi.<br \/>\nAxmed Ducaale<br \/>\nMaxamed Axmed Dhakool<br \/>\nSulaymaan Yuusuf Cali Koore<\/p>\n<p>Sideed iyo soddonkaas xildhibaan ayay kala ahaayeen xubnaha saxeexay mooshinka fawdada abuuray ee golaha wakiillada la hor keenay.<\/p>\n<p>xildhibaannada qaata iyo kuwa aan qaadan<\/p>\n<p>Arrinta xusida mudan ayaa ah in ay xildhibaannadan saxeexay mooshinka wareejinta haamuhu ay sidoo kale ku jireen xubno iyaguna ka mid ahaa afartankii xildhibaan ee hore codka diidmada ah gacanta ugu taagay in la wareejiyo haamaha hase ahaatee hujuun adag iyo kaambayn ay xukuumadda iyo xubnaha kaadiriinta goluhu qaadeen lagu soo xero geliyey mawqifkoodii horena lagu bedelay. Xubnahaas wada saxeexay labada mooshin ee isku lidiga ah ayaa ka koobnaa lix mudane oo kuwada jiray labada liisba.<\/p>\n<p>Magacyada Xildhibaannada Diiday Mooshinkii Hore ee wareejinta Haamaha<\/p>\n<p>Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire<br \/>\nXildhibaan Maxamed Faarax Qabille<br \/>\nXildhibaan Siciid Cilmi Rooble<br \/>\nXildhibaan Cali Sheekh Ibraahim Aareeye<br \/>\nXildhibaan Axmed Faarax Toot<br \/>\nXildhibaan Cali xaaji Maxamed Muuse<br \/>\nXildhibaan Baar Siciid Faarax<br \/>\nXildhibaan Cabdiqaadir Tukaale<br \/>\nXildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa<br \/>\nXildhibaan Xasan Maxamed Hufane<br \/>\nXildhibaan Xuseen Maxamed Cige<br \/>\nXildhibaan Jaamac Xasan Cadow<br \/>\nXildhibaan Maxamed Saalax Cige<br \/>\nXildhibaan Bashiir |Sh. Xuseen Tukaale<br \/>\nXildhibaan Weli Axmed Xaawo<br \/>\nXildhibaan Xaashi Xuseen Caabi<br \/>\nXildhibaan Cabdiqaadir X. Ismaaciil Jirde<br \/>\nXildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Cabdiraxmaan-Xoog)<br \/>\nXildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle<br \/>\nXildhibaan Faarax Maxamed Cabdulle<br \/>\nXildhibaan Ibraahim Axmed Reygal<br \/>\nXildhibaan Maxamuud Jaamac X. Cilmi<br \/>\nXildhibaan Axmed Xasan Aadan (Weyso-cadde)<br \/>\nXildhibaan Xaamud Xasan Cismaan<br \/>\nXildhibaan Cabdillaahi Xuseen Cige (Black)<br \/>\nXildhibaan Cabdikariim Aw Cali Shabeel<br \/>\nXildhibaan Maxamed Baaruud Shide<br \/>\nXildhibaan Xasan Cawaale Caynaan<br \/>\nXildhibaan Aadan Muxumed Hoorri (Mataan)<br \/>\nXildhibaan Maxamed Axmed Dhakool<br \/>\nXildhibaan Maxamed Cusmaan Maxamed (Bulqaas)<br \/>\nXildhibaan Cabdi Maxamuud Jaamac (Gaagaale)<br \/>\nXildhibaan Maxamuud Jaamac Warfaa<br \/>\nXildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin<br \/>\nXildhibaan Xuseen Ismaaciil Yuusuf<br \/>\nXildhibaan Maxamed Cali Xirsi (Obama)<br \/>\nXildhibaan Siciid Yuusuf Cartan<br \/>\nXildhibaan Ibraahim Jaamac Reyte<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com Office Gabiley somaliland<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN) Murankii dagaalka gaadhay ee Sabtidii dhex maray Guddoomiyaha Golahaas Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(cirro) iyo ku-xigeenka koowaad Baashe Maxamed Faarax, ahaa mid ka dhashay mooshin ay keeneen Mudanayaal Golahaasi katirsan oo la xidhiidhay sidii Mudanayaashu uga arrinsan lahaayeen Warqaddii dhawaan Madaxweynaha lagu celiyey ee la xidhiidhay wareejinta Haamaha shidaalka Berbera. Mudanayasahan Ayaa Kala Ahaa magacyadoodu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":13236,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-13235","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3rt","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13235","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13235"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13235\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13235"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13235"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13235"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}