{"id":13092,"date":"2015-09-10T22:41:45","date_gmt":"2015-09-10T22:41:45","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=13092"},"modified":"2015-09-10T22:41:45","modified_gmt":"2015-09-10T22:41:45","slug":"shucayb-mayor-baa-loo-aamini-waayay-cv-giisa-ayuu-sixi-kari-waayay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/09\/10\/shucayb-mayor-baa-loo-aamini-waayay-cv-giisa-ayuu-sixi-kari-waayay\/","title":{"rendered":"Shucayb mayor baa loo aamini waayay CV giisa ayuu sixi kari waayay"},"content":{"rendered":"<p class=\"lead\">Shucayb Axmed Deria wuxuu ahaan jiray Mayorkii Gabiley ka degi weyday ee xil kiisa gudan kari waayay. Dabeed waxay xukuumadu garatay in laga dhigo wasiir aan jirin dabeedna waxa lagu magacaabay wasiirka wershadaha.<br \/>\nSomaliland wershado in aanay lahayn cid waliba wey ogtay. Xukuumada Silaanyo wasiira deeda wey kala taqaan ka liita iyo ka wax iskuma falaha ah iyo ka raga nimada le. Shucayb sua\u2019al Wershadaha aad maamushaa halkay ku yaalaan. Dalku ma wershado ayuu yeeshay. Shucayb waxa shaqo looga dhigay maanta in uu A\/rahman Ciro iyo haamaha ka hadlo. Shucayb caqli xumo iyo damiin nimo wuxuu ka qabo waa ninkii markii Mayor nimada laga soo wareejiyey ee wasiirka wershadaha loo maga caabay CV giisa golaha wakiiladu ku qabteen dhalashada beenta ah iyo jaamacado aannu ka soo bixin oo ku qornaa. Waa nin kii markii golaha wakiiladu u yeedheen si ay wax uuga weydiiyaan u iman waayay. Waa qudhiisii oo waa tii laga reebay dadkii xilalka sida aqlibiyada ah goluhu uugu ansixyey. Shucayb labada denbi uu galay waxay kala ahaayeen isagoo codsiguu golaha ku iman waayay iyo isagoo CV forgery ah dhiibay oo da\u2019 aan u ogolaanayn in wasiir noqdo ay ku qorantay iyo jaamacad bug ah oo aannu ka soo bixin. Shucayb adoo taariikh daadu taa tahay oo mayor nimo lagaa casilay oo cidla lagu fadhiisiyey la leeyey waxaad tahay wasiir ka wershado aan jirin ayay xukuumadu intaa kumay deyn Shucayb ee madaxtooyadu maanta ku tidhi adaan wax isku falayn shucaybow ee ka daba quuq lee Gudoomiyaga Wakiilada\/Waddani.<br \/>\nSilaanyo han aad tidhi wuu soo halgamayna waa ninkii maalintii la isu daadsaday London ka degay ee ku waashay dagaal ha qaadina ilaa inta aan dalka ka baxayo een baxsanayo markaa adigu kula yahay wax weyn ileyn mushahar wasiir buu ku siiyaa.<\/p>\n<p>Abdi Mustafe<br \/>\nAbmustafe123@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shucayb Axmed Deria wuxuu ahaan jiray Mayorkii Gabiley ka degi weyday ee xil kiisa gudan kari waayay. Dabeed waxay xukuumadu garatay in laga dhigo wasiir aan jirin dabeedna waxa lagu magacaabay wasiirka wershadaha. Somaliland wershado in aanay lahayn cid waliba wey ogtay. Xukuumada Silaanyo wasiira deeda wey kala taqaan ka liita iyo ka wax iskuma [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9034,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5],"tags":[],"class_list":["post-13092","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3pa","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13092","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13092"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13092\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13092"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13092"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13092"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}