{"id":13052,"date":"2015-09-10T13:50:51","date_gmt":"2015-09-10T13:50:51","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=13052"},"modified":"2015-09-10T13:50:51","modified_gmt":"2015-09-10T13:50:51","slug":"madaxwaynaha-sland-oo-digreeto-ku-cadeeyey-xiliga-doorashoyinku-dalka-ka-qabsoomayaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/09\/10\/madaxwaynaha-sland-oo-digreeto-ku-cadeeyey-xiliga-doorashoyinku-dalka-ka-qabsoomayaan\/","title":{"rendered":"Madaxwaynaha S\/land oo  digreeto ku cadeeyey xiliga doorashoyinku dalka ka qabsoomayaan"},"content":{"rendered":"<p class=\"ecxMsoNormal\" style=\"text-align: left;\" align=\"center\">Hargaysa(AN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" style=\"text-align: left;\">digreeto madaxweyne oo summadeedu <b>\u00a0<\/b>ku<b> <\/b>cadeeyey wakhtiga rasmiga ah ee dalka looga dareeridoono Doorashada Madaxtooyada iyo Wakiilada.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\"><b><u>WAR-SAXAAFADEED<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\"><b><u>\u00a0<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><u>\u00a0<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">digreeto madaxweyne oo summadeedu <b>JSL\/M\/XERM\/249-3569\/092015 <\/b>ku<b> <\/b>cadeeyey wakhtiga rasmiga ah ee dalka looga dareeridoono Doorashada Madaxtooyada iyo Wakiilada.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>madaxweynuhu:-<\/b><b><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Markuu Arkay:<\/b><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Qodobka<b> <\/b>90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<b><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Markuu Arkay:<\/b><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Qodobada 42aad iyo 83aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<b><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Markuu Helay<\/b><b>:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Qoraalka Guddida Doorashooyinka Qaranka ee summadiisu tahay GDQ\/XK\/444\/2015 ee ku taariikhaysan 08\/09\/2015, ujeeddadiisuna tahay Cayimaadda Wakhtiga Doorashada Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ee 28\/03\/2017;<b><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Markuu Arkay:<\/b><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Go&#8217;aanka Golaha Guurtida JSL ee lambarkiisu yahay GG\/JSL\/Go\u2019aan Lambar 04\/05\/2015, kuna taariikhaysan 11\/04\/2015, ahna Go\u2019aanka Muddo Kordhinta Xilka Madaxweynaha, Madaxweyne Ku-Xigeenka iyo Goleyaasha Baarlamaanka (Wakiillada iyo Guurtida);<b><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Markuu Arkay:<\/b><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Faqradda 3aad ee Qaraarka Fasiraadda ah ee Maxkamadda Dastuuriga Jamhuuriyadda Somaliland ee ay summadiisu tahay MS\/DD\/02\/2015 kuna taariikhaysan 18\/08\/2015;<b><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Markuu Ku Qancay:<\/b><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>In baahi loo qabo isla markaana ay lagama maarmaan u tahay hannanka dimuqraadiyadda iyo Doorashooyinka in la cayimo<b> <\/b>xilliga Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland;<b><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\"><b><u>Wuxuu Soo Saaray;<\/u><\/b><b><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Xeerkan oo lagu go\u2019aamiyey in taariikhdu markay tahay 28\/03\/2017 ay noqoto maalin doorasho oo ay qabsoonto Doorashada Madaxweynaha, Madaxweyne Ku-xigeenka iyo Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland.<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><u>ALLAA MAHAD LEH<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>\u00a0\u00a0 Axmed Saleebaan Dhuxul<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Afhayeenka Madaxtooyada JSL<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Arabsiyonews.com<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Hargaysa Desk<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu \u00a0ku cadeeyey wakhtiga rasmiga ah ee dalka looga dareeridoono Doorashada Madaxtooyada iyo Wakiilada. WAR-SAXAAFADEED \u00a0 \u00a0 Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu JSL\/M\/XERM\/249-3569\/092015 ku cadeeyey wakhtiga rasmiga ah ee dalka looga dareeridoono Doorashada Madaxtooyada iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-13052","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3ow","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13052","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13052"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13052\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13052"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13052"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13052"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}