{"id":12989,"date":"2015-09-08T15:43:42","date_gmt":"2015-09-08T15:43:42","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=12989"},"modified":"2015-09-08T15:43:42","modified_gmt":"2015-09-08T15:43:42","slug":"usa-oo-dib-usoo-celisay-howlgalkii-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/09\/08\/usa-oo-dib-usoo-celisay-howlgalkii-somalia\/","title":{"rendered":"USA oo Dib usoo Celisay Howlgalkii Somalia"},"content":{"rendered":"<p><span class=\"dateline\">WASHINGTON, D.C.\u2014<\/span><\/p>\n<p>Wasaraadda Arrimaha Dibedda Mareykanka, ayaa maanta si rasmi ah ugu dhowaaqday billowga Howl-Gallada Diblomaasiyadeed ee \u00a0Mareykanka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>War saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, ayaa lagu sheegay in howl-galkan cusub uu sawir ka bixinayo sii wadista dadaallada dowladda Mareykanka ay dib ugu soo celineyso xiriirkii ay la lahayd Soomaaliya, tan iyo markii ay si rasmi ah u aqoonsatay dowladda federaalka Soomaaliya, 17-kii bishii January ee 2013.<\/p>\n<p>Xafiiska Howl-galka Dinlomaasiyadeed ee Mareykanka ee Soomaaliya, ayaa waxaa saldhig u noqon doona safaaradda Mareykanka ee Nairobi, waxaana madax u noqon mas\u2019uul xilkiisu yahay Arrimo Fuliye, inta madaxweyne Obama uu ka magacaabayo, islamarkaana aqalka senate-ka ansixinayo Safiir buuxa oo Mareykanka u joogi doona Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasaraadda Arrimaha Dibedda Mareykanka waxa ay dib u billaabashada howl-galka Mareykanka ee Soomaaliya ku qeexday tallaabo loo qaaday dib u unkidda joogitaankii Mareykanka ee Soomaaliya, sida uu shanti bishii May ee sannadkan ku dhowaaqay Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka John Kerry, oo booqasho taariikhi ah ku tagay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Saraakiisha Mareykanka ayaa sii wadi doona socdaallada ay ku tagi doonaan Soomaaliya si ay shaqooyinkooda rasmiga ah u gutaan, sida ay hadba xaaladda ammaan u ogolaato, sida ay sheegtay Wasaarradda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WASHINGTON, D.C.\u2014 Wasaraadda Arrimaha Dibedda Mareykanka, ayaa maanta si rasmi ah ugu dhowaaqday billowga Howl-Gallada Diblomaasiyadeed ee \u00a0Mareykanka ee Soomaaliya. War saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, ayaa lagu sheegay in howl-galkan cusub uu sawir ka bixinayo sii wadista dadaallada dowladda Mareykanka ay dib ugu soo celineyso xiriirkii ay la lahayd Soomaaliya, tan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":12991,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-12989","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3nv","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12989","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12989"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12989\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12989"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12989"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12989"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}