{"id":12967,"date":"2015-09-08T13:43:56","date_gmt":"2015-09-08T13:43:56","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=12967"},"modified":"2015-09-08T13:43:56","modified_gmt":"2015-09-08T13:43:56","slug":"jamacad-cusub-oo-lamagac-ah-jamacada-hargaysa-oo-laga-furay-hargaysa-iyo-maamulka-jamacada-hargaysa-oo-dacwad-kadhan-ah-ku-yaboohay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/09\/08\/jamacad-cusub-oo-lamagac-ah-jamacada-hargaysa-oo-laga-furay-hargaysa-iyo-maamulka-jamacada-hargaysa-oo-dacwad-kadhan-ah-ku-yaboohay\/","title":{"rendered":"Jamacad cusub oo lamagac ah jamacada Hargaysa oo laga furay Hargaysa  iyo maamulka jamacada Hargaysa oo dacwad kadhan ah ku yaboohay"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)-Maamulka jaamacadda Hargeysa ayaa dacwad ku oogaya maamulka jaamacad cusub oo la yidhaahdo Hargeisa\u00a0 International university taas oo xayaysiiskeeda iyo magaceeda lagu soo dhejiyay baraha ay bulshadu ku kulanto, magaceedana laga taagay meelo ka mid ah caasimadda Hargeysa.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/jamacada-cusub.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-12969\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/jamacada-cusub.jpg?resize=540%2C960\" alt=\"jamacada cusub\" width=\"540\" height=\"960\" \/><\/a><\/p>\n<p>Guddoomiyaha Maxkamadda sare Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa xalay Geeska Afrika u xaqiijiyay inay maxkamaduhu\u00a0 maamulka sare ee jaamacadda Hargeysa ka guddoomeen\u00a0 dacwad ka dhan ah jaamacadaas cusub ee Hargeisa International university, \u201cDacwadda waxa maxkamadaha u soo gudbiyay maamulka sare ee jaamacadda Hargeysa, maxkamaduhuna si rasmi ah ayay dacwadaas uga qabteen.\u201d Sidaas ayuu yidhi Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed.<\/p>\n<p>Si rasmi ah looma garanayo weli; maamulka jaamacadda cusub ee ay dacwaynayaan maamulka jaamacada Hargeysa. Hase yeeshee jaamacadan cusub ee Hargeisa Internarional university waxa maalmahan u dambeeyay xayaysiiskeeda lagu arkayay baraha ay bulshadu ku wada xidhiidho.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)-Maamulka jaamacadda Hargeysa ayaa dacwad ku oogaya maamulka jaamacad cusub oo la yidhaahdo Hargeisa\u00a0 International university taas oo xayaysiiskeeda iyo magaceeda lagu soo dhejiyay baraha ay bulshadu ku kulanto, magaceedana laga taagay meelo ka mid ah caasimadda Hargeysa. Guddoomiyaha Maxkamadda sare Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa xalay Geeska Afrika u xaqiijiyay inay maxkamaduhu\u00a0 maamulka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":12969,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-12967","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3n9","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12967","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12967"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12967\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12967"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12967"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12967"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}