{"id":12955,"date":"2015-09-08T12:32:54","date_gmt":"2015-09-08T12:32:54","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=12955"},"modified":"2015-09-08T12:32:54","modified_gmt":"2015-09-08T12:32:54","slug":"suurto-gal-maaha-in-wasaaradda-tamarta-ee-somaliland-raali-ka-noqoto-danaha-somalia-wq-khadar-cabdiraxman","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/09\/08\/suurto-gal-maaha-in-wasaaradda-tamarta-ee-somaliland-raali-ka-noqoto-danaha-somalia-wq-khadar-cabdiraxman\/","title":{"rendered":"Suurto Gal Maaha In Wasaaradda Tamarta Ee Somaliland Raali Ka Noqoto Danaha Somalia. W\/Q Khadar Cabdiraxman"},"content":{"rendered":"<p class=\"ecxMsoNormal\">Wasaaradda macdanta iyo tamarta ee Somaliland hawl-wadeenadeeda iyo wasiirka wasaaradda waxaan leeyahay marka hore aad iyo aad ayaanu kaaga mahad naqaynaa sida heeganka leh ee aad hadh iyo habeen uga war hayso xaalada sahaminta shidaalka ee xuduudaha Somaliland iyo wararka aan melena haysan ee ka soo baxaaya dawlada xamar ee Xasan Sheekh hor galaha u yahay.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Somaliland shacabkeedu marnaba diyaar uma aha gardaro ay kula kacaan walaalhooda soomaaliyeed ee Xamar dhibaatadu ku haysato, mana jecla in dhibka haysta dhib kale loogu sii daro in ilaahay ka dul qaado mooyee.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Intaa waxaa ii raaca qoladan Somalia ee mar kasta jecel inay lugooyo iyo hagar daamo kula dhex jiraan xuduudaha Somaliland iyo cid kasta oo jecel horumarka Somaliland sidaas waxba kaga qaadi maysaan, ilaahay ayaa Somaliland xaalkeeda og, kiinan og.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Wasiirka macdanta iyo tamarta Somaliland shacabka iyo dalwaduba waxay kaaga mahad naqayaan ka war haynta heshiisyada qarsoodiga ah ee sharaa\u2019iga lagu hodaayo ee xamar ka socda. Mudane wasiir ilaahay hakuu fududeeyo waajibaadka qaranka aad u hayso.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh goorma ayuu ka weynaan doonaan xil kasnimada iyo gardarada garabka og ee uu hadh iyo habeen kula kacaayo wadamada jaarka.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Ugu danbayn waxaan halkan ka hambalaynaa wuxuukamada Somaliland ee heeganka ugu jirta wax kasta oo lagu wiiqaayo qaranimada Somaliland iyo heshiisyada aan macnaha lahaydn ee lagu wiiqaayo sahaminta macdanaha kala duwan ee Somaliland ku duugan.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Khaddar Cabdiraxmaan<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><a href=\"mailto:Khadarc16@gmail.com\">Khadarc16@gmail.com<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda macdanta iyo tamarta ee Somaliland hawl-wadeenadeeda iyo wasiirka wasaaradda waxaan leeyahay marka hore aad iyo aad ayaanu kaaga mahad naqaynaa sida heeganka leh ee aad hadh iyo habeen uga war hayso xaalada sahaminta shidaalka ee xuduudaha Somaliland iyo wararka aan melena haysan ee ka soo baxaaya dawlada xamar ee Xasan Sheekh hor galaha u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3443,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5,10],"tags":[],"class_list":["post-12955","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha","category-featured"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3mX","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12955","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12955"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12955\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12955"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12955"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12955"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}