{"id":12940,"date":"2015-09-07T15:48:16","date_gmt":"2015-09-07T15:48:16","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=12940"},"modified":"2015-09-07T15:48:16","modified_gmt":"2015-09-07T15:48:16","slug":"akhri-magacyada-xildhibaano-guurtida-ah-oo-la-baafinayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/09\/07\/akhri-magacyada-xildhibaano-guurtida-ah-oo-la-baafinayo\/","title":{"rendered":"AKHRI :Magacyada Xildhibaano Guurtida ah Oo La baafinayo"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) Fadhigii shalay ee Golaha Guurtidda Somslilsnd oo wakhti dheer loo xanibnaa maqnaashaha xildhibaanada qaarkood, kaas oo keentay in uu fadhigu u furmi waayo kooram la\u2019aan ama uu gaadhi waayo tiradii uu ku furmi lahaa ayaa gudoomiyaha golahaasi Md. Saleebaan Maxamuud Aadan oo fadhigaas shir-gudoominayay waxa uu digniin adag u jeediyay 15-xildhibaan oo sabab la\u2019aan kaga maqnaa fadhiga isla markaana gudan waayay xilkii ay ummada u hayeen.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo hadal digniin iyo canaan isugu jira u jeedinaaya xildhibaanadan ka soo xaadiri waayay fadhiga waxa uu yidhi \u201cMaanta waynu ku qaylinaynaa oo ummadaynu u sheegaynaa, in xilkii la gudan waayay. Wixii ka dambeeyana wixii sharcigu yahay baynu marinaynaa.\u201d<\/p>\n<p>Magacyada 15-ka xildhibaan ee la sheegay in ay xilkoodii gudan waayeen, oo magacyadooda golaha laga hor akhriya Golaha y ayaa waxay kala ahaayeen:-<\/p>\n<p><strong>1. Xildhibaan Cabdiwahaab Sh. Cali Jawhar<\/strong><br \/>\n<strong>2. Xildhibaan Daahir Cali Jaamac<\/strong><br \/>\n<strong>3. Xildhibaan Muuse Ciise Faarax<\/strong><br \/>\n<strong>4. Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan.<\/strong><br \/>\n<strong>5. Xildhibaan Xasan Cumar Axmed<\/strong><br \/>\n<strong>6. Xildhibaan Cabdirshiid Sh. Cabdilaahi Aadan<\/strong><br \/>\n<strong>7. Xildhibaan Cali Siciid Cali<\/strong><br \/>\n<strong>8. Xildhibaan Cabdirxmaan Qawdhan Maxamed<\/strong><br \/>\n<strong>9. Xildhibaan Jaamac Faarax Axmed<\/strong><br \/>\n<strong>10. Xildhibaan Mamduux Cismaan Sh. Xasan<\/strong><br \/>\n<strong>11. Xildhibaan Maxamed Shire Faarax<\/strong><br \/>\n<strong>12. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Xasan<\/strong><br \/>\n<strong>13. Xildhibaan Cabdirisaaq Haybe Xuseen<\/strong><br \/>\n<strong>14. Xildhibaan Sh. Cumar Axmed Furre<\/strong><br \/>\n<strong>15. Xildhibaan Xasan Sh. Axmed Sh. Nuux.<\/strong><\/p>\n<p>Xildhibaanadan magacyadooda la shaaciyay ayaa waxa lagu adkeeyay in ay ka soo xaadiraan fadhiyada golaha haddii kale tallaabo adag laga qaadi doono. Fadhigan u furmi waayay kooram la\u2019aanta ayaa waxa loo balansanaa sii amba-qaadida dooda iyo falan-qaynta qoddobka arrimaha bulshadda,<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) Fadhigii shalay ee Golaha Guurtidda Somslilsnd oo wakhti dheer loo xanibnaa maqnaashaha xildhibaanada qaarkood, kaas oo keentay in uu fadhigu u furmi waayo kooram la\u2019aan ama uu gaadhi waayo tiradii uu ku furmi lahaa ayaa gudoomiyaha golahaasi Md. Saleebaan Maxamuud Aadan oo fadhigaas shir-gudoominayay waxa uu digniin adag u jeediyay 15-xildhibaan oo sabab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3243,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-12940","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3mI","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12940","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12940"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12940\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12940"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12940"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12940"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}