{"id":12929,"date":"2015-09-06T21:00:54","date_gmt":"2015-09-06T21:00:54","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=12929"},"modified":"2015-09-06T21:00:54","modified_gmt":"2015-09-06T21:00:54","slug":"taliyaha-ciidamada-booliska-sland-oo-ka-hadlay-shilalkii-sanadka-ka-dhacay-dalka-iyo-khasaaraha-dhimasho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/09\/06\/taliyaha-ciidamada-booliska-sland-oo-ka-hadlay-shilalkii-sanadka-ka-dhacay-dalka-iyo-khasaaraha-dhimasho\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidamada Booliska S\/land oo ka hadlay shilalkii sanadka ka dhacay dalka iyo khasaaraha dhimasho"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)-Khasaaraha shilalka gaadiidku ay gaystaan ayaa aad u sareeya Somaliland, waxa uu taliyaha booliska Cabdilaahi Fadal uu sheegay sadexdii bilood ee ugu danbeeyay oo kaliyaata inay dhaceen boqol shil, kuwaas oo galaaftay 18 ruux iyaga oo dhaawacyo u gaystay boqol wax dhiman iyo burburinta hanti badan.<\/p>\n<p>Waxa uu sidan ku sheegay taliye Cabdilaahi Fadal barnaamij BBC-du ka diyaarisay shilalka dalka ka dhaca, hadab isaga oo arintan taliyahu ka hadlaayay waxa uu yidhi \u201cSadexdii bilood ee ugu danbeeyay boqol shil ayaa dhacay, waxa ku dhintay 18 qof waxaana ku dhaawacmay 85 ruux oo kale, 97 gaadiid ah ayuu qasaare ka soo gaadhay, xoolahuna waa shan iyo afartan.\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Taliye Fadal oo ka hadlaayay waxyaabaha sababa shilalka waxa uu yidhi\u201cwaxyaabo badan ayaa sababa waxaana ka mid ah xawaaraha sare ee gaadiidku ku socdaan, mobailada iyo daahyada\u00a0 oo had iyo jeer basaska lagu xidho taxadir daro ayaa iyaduna ka mid ah.\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)-Khasaaraha shilalka gaadiidku ay gaystaan ayaa aad u sareeya Somaliland, waxa uu taliyaha booliska Cabdilaahi Fadal uu sheegay sadexdii bilood ee ugu danbeeyay oo kaliyaata inay dhaceen boqol shil, kuwaas oo galaaftay 18 ruux iyaga oo dhaawacyo u gaystay boqol wax dhiman iyo burburinta hanti badan. Waxa uu sidan ku sheegay taliye Cabdilaahi Fadal barnaamij [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4717,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-12929","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3mx","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12929","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12929"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12929\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12929"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12929"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12929"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}