{"id":12869,"date":"2015-09-05T15:34:30","date_gmt":"2015-09-05T15:34:30","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=12869"},"modified":"2015-09-05T15:34:30","modified_gmt":"2015-09-05T15:34:30","slug":"boqorka-sucuudiga-oo-la-kulmay-madaxwaynaha-maraykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/09\/05\/boqorka-sucuudiga-oo-la-kulmay-madaxwaynaha-maraykanka\/","title":{"rendered":"Boqorka Sucuudiga Oo La Kulmay Madaxwaynaha Maraykanka"},"content":{"rendered":"<p>Washington(AN)-Boqorka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Boqor Salmaan Bin Cabdulcasiis ayaa magaalada Washington kula kulmay Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama,\u00a0iyagoo ka wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin dagaalka Yemen, arrinta Hubka Nuclear-ka Iiraan.<\/p>\n<p>Boqor Salmaan ayaa booqashaadani u tahay tii u horeysay ee uu Mareykanka ku tago tan iyo markii xukunka Boqortooyada uu la wareegay bishii koowaad, kadib geeridii Boqor Cabdalla.<\/p>\n<p>Xidhiidhka Mareykanka iyo Sacuudiga ayaa muddooyinkii u dambeeyay ahaa mid xumaaday, waxaana Mareykanka dalalka Khaliijka uu lahaa xidhiidh qoto dheer, iyadoo loo arkayay in Sacuudiga ahaa saaxibkiisa koowaad.<\/p>\n<p>Boqor Salmaan ayaa bishii May ee sanadkan ka baaqsaday shir madaxeed uu Madaxweyne Obama ku casuumay Hogaamiyeyaasha Khaliijka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa u xaqiijiyay Boqor Salmaan in heshiiska Nuclear-ka Iiraan aanu wax saameyn ah ku yeelan doonin ammaanka Khaliijka iyo in aanay dhiira gelin doonin sameysashada Iiraan ee Hubka wax gumaada.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibada Sacuudiga Caadil Al-Jubeyr ayaa wariyeyaasha u sheegay in labada mas\u2019uul ka wada hadleen arrimaha taagan sida dagaalka Yemen ee Sacuudiga hogaaminayo ee ka dhanka ah Xuutiyiinta uu Mareykanka taageeri doono.<\/p>\n<p>Arabasiyonews.com<\/p>\n<div class=\"really_simple_share really_simple_share_button robots-nocontent snap_nopreview\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Washington(AN)-Boqorka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Boqor Salmaan Bin Cabdulcasiis ayaa magaalada Washington kula kulmay Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama,\u00a0iyagoo ka wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin dagaalka Yemen, arrinta Hubka Nuclear-ka Iiraan. Boqor Salmaan ayaa booqashaadani u tahay tii u horeysay ee uu Mareykanka ku tago tan iyo markii xukunka Boqortooyada uu la wareegay bishii koowaad, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":12870,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-12869","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3lz","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12869","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12869"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12869\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12869"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12869"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12869"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}