{"id":12864,"date":"2015-09-05T15:18:18","date_gmt":"2015-09-05T15:18:18","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=12864"},"modified":"2015-09-05T15:18:18","modified_gmt":"2015-09-05T15:18:18","slug":"dawlada-somaliland-oo-beenisay-in-imaaraadku-aqbalay-basaaboorka-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/09\/05\/dawlada-somaliland-oo-beenisay-in-imaaraadku-aqbalay-basaaboorka-somaliland\/","title":{"rendered":"Dawlada Somaliland Oo Beenisay In Imaaraadku Aqbalay basaaboorka Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)-Dawladda Somaliland ayaa beenisay in Imaaraadka Carabtu ogolaaday in Baasaaboorka Somaliland lagu galo wadankooda.<\/p>\n<p>Qoraal ay xalay wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland ku baahisay barta ay ku leedahay facebooka, waxay ku sheegtay in wada hadal labada dawladood uga socdo ku tegitaanka Baasaaboorka Somaliland ee Imaaraadka Carabta balse aanu jirin ogolaansha rasmi ah oo ay UAE bixisay, \u201cWasaaradda arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ahi waxay beeninaysaa war ay ay qaar ka mid ah warbaahinta wadanku baahisay oo tilmaamaya in Imaaraadka Carabtu ogolaaday in Baasaaboorka Somaliland lagu galo wadankooda.\u00a0 Hawsha in Imaaraadka Carabtu ogolaado Basaboorka Somaliland way socotaa, hase yeeshee weli Imaaraadka Carabtu muu ansixin ogolaanshaha Baasaaboorka Somaliland.\u201d Ayaa lagu yidhi warsaxaafadeedka, oo intaas raaciyay in labada wadan bilaabeen xidhiidh iskashi oo diblomaasiyadeed oo dhinacyo badan ah ka dib markii uu Madaxweyne Siilaanyo dhawaan\u00a0 magacaabay wakiilka Somaliland ee dalkaas Baashe Cawil.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeisa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)-Dawladda Somaliland ayaa beenisay in Imaaraadka Carabtu ogolaaday in Baasaaboorka Somaliland lagu galo wadankooda. Qoraal ay xalay wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland ku baahisay barta ay ku leedahay facebooka, waxay ku sheegtay in wada hadal labada dawladood uga socdo ku tegitaanka Baasaaboorka Somaliland ee Imaaraadka Carabta balse aanu jirin ogolaansha rasmi ah oo ay UAE bixisay, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5793,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-12864","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3lu","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12864","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12864"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12864\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12864"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12864"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12864"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}