{"id":12816,"date":"2015-09-03T11:39:39","date_gmt":"2015-09-03T11:39:39","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=12816"},"modified":"2015-09-03T11:39:39","modified_gmt":"2015-09-03T11:39:39","slug":"dawlada-uganda-oo-sheegtay-in-12-askari-oo-looga-dilay-weerarkii-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/09\/03\/dawlada-uganda-oo-sheegtay-in-12-askari-oo-looga-dilay-weerarkii-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Dawlada Uganda oo sheegtay in 12 askari oo looga dilay weerarkii al-Shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Kampala(AN)Dowladda Uganda ayaa sheegtay in 12 askari looga dilay weerarkii al-Shabaab ay ku qaadday toddobaadkan saldhig ay ku lahaayeen ciidankooda Janaale.<\/p>\n<p>Afhayeenka ciidanka Uganda, Pandy Ankunda ayaa BBC u sheegay in meydka toban ka mid ah ciidankaasi la keenay Uganda.<\/p>\n<p>Waxa uu beeniyay tirada ay al-Shabaab sheegatay ee ah inay ku dileen weerarka in ka badan konton askari, isagoo intaa raaciyay in guddi baaritaan loo saaray si ay u soo baaraan halka ay wax ka khaldameen.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, taliyaha guud ee ciidanka Uganda, Katumba Wamala ayaa tagay magaala Muqdisho, kadib weerarka lagu qaaday ciidankiisa.<\/p>\n<p>Ciidanka ka socda Uganda tiro ahaan waa kuwa ugu badan ee Midowga Afrika ka jooga Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kampala(AN)Dowladda Uganda ayaa sheegtay in 12 askari looga dilay weerarkii al-Shabaab ay ku qaadday toddobaadkan saldhig ay ku lahaayeen ciidankooda Janaale. Afhayeenka ciidanka Uganda, Pandy Ankunda ayaa BBC u sheegay in meydka toban ka mid ah ciidankaasi la keenay Uganda. Waxa uu beeniyay tirada ay al-Shabaab sheegatay ee ah inay ku dileen weerarka in ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":12817,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-12816","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3kI","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12816","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12816"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12816\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12816"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12816"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12816"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}