{"id":12814,"date":"2015-09-02T14:54:17","date_gmt":"2015-09-02T14:54:17","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=12814"},"modified":"2015-09-02T14:54:17","modified_gmt":"2015-09-02T14:54:17","slug":"madaxwayne-siilaanyo-oo-dib-ugu-celiyey-golaha-wakiilada-goaankii-ay-ku-laaleen-wareejinta-kaydka-haamaha-shidaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/09\/02\/madaxwayne-siilaanyo-oo-dib-ugu-celiyey-golaha-wakiilada-goaankii-ay-ku-laaleen-wareejinta-kaydka-haamaha-shidaalka\/","title":{"rendered":"Madaxwayne Siilaanyo oo dib ugu celiyey Golaha  Wakiilada Goaankii ay ku laaleen Wareejinta Kaydka Haamaha Shidaalka"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) Madaxtooyada Somaliland aya ka gami wayday go&#8217;aankii ay Golaha Wakilada Somaliland Ku laaleen Dhaxal wareejinta Haamaha Shidaalka ee Berbera waxanay madaxtooyada somaliland Guclo ugu jirtay inaay ka hortagto go&#8217;aanka Golaha Wakiilada Somaliland Waxana Maanta uu madaxweyne siilanyo ku celiyaay Go&#8217;aankasi golaha wakilada Somaliland Hore u Gaadhen<\/p>\n<p>Waxan celinta go&#8217;aankan Qaarkamida Warbaahinta U Xaqiijiyaay Wasiirka Xidhiidhka Goalayaasha Somaliland Cali Xaamud Jibriil ,waxanay go&#8217;aankan madaxtooyadu qaaday \u00a0ilaahada lo ogayn kaydka Haamaha shidaalka ah ma mid xukuumadu ka rabtaa kiro mise Iib waxaana maalmaha soo socda laga dhursugayaa qaabka ay uwajahaan Mudanayaasha golahawakiilada oo hore ulaalay wareejinta Haamaha Shidaalka,<\/p>\n<p>waxa kale oo la filankaraa muranka Keydka Haamaha Shidaalka ee ka dhex oogan Xukuumada iyo Golaha Wakiiladu in ay galaafato Wasiirka Ganacsiga Muuse Qaasim kaas oo loo anaynayo in inuu si cad ukashifay mawduucii iyo siyaasadii ay kalahayd Xukuumadu \u00a0Xili uu Wasiir Muuse Qaasim hortagay Gudiga Ilaalinta hantida Qaranka Golaha Wakiilada S\/land<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) Madaxtooyada Somaliland aya ka gami wayday go&#8217;aankii ay Golaha Wakilada Somaliland Ku laaleen Dhaxal wareejinta Haamaha Shidaalka ee Berbera waxanay madaxtooyada somaliland Guclo ugu jirtay inaay ka hortagto go&#8217;aanka Golaha Wakiilada Somaliland Waxana Maanta uu madaxweyne siilanyo ku celiyaay Go&#8217;aankasi golaha wakilada Somaliland Hore u Gaadhen Waxan celinta go&#8217;aankan Qaarkamida Warbaahinta U Xaqiijiyaay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3421,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-12814","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3kG","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12814","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12814"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12814\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12814"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12814"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12814"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}