{"id":12799,"date":"2015-09-01T17:27:19","date_gmt":"2015-09-01T17:27:19","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=12799"},"modified":"2015-09-01T17:27:19","modified_gmt":"2015-09-01T17:27:19","slug":"xog-ifiiminyasa-sababaha-shirkadaha-shidaalku-u-danaynayaan-inay-la-wareegan-haamaha-shidaalka-somaliland-qalinkii-wariye-mubaarik-nirig","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/09\/01\/xog-ifiiminyasa-sababaha-shirkadaha-shidaalku-u-danaynayaan-inay-la-wareegan-haamaha-shidaalka-somaliland-qalinkii-wariye-mubaarik-nirig\/","title":{"rendered":"Xog Ifiiminyasa: Sababaha Shirkadaha Shidaalku U Danaynayaan Inay La Wareegan Haamaha Shidaalka Somaliland Qalinkii :Wariye Mubaarik Nirig"},"content":{"rendered":"<p class=\"ecxMsoNormal\">Muddoyinkii Ugu Danbeeyay waxa Somaliland si wayn looga hadal.Hayay In Haamaha shidaalka Somaliland .Xukumada Madaxwayne Silaanyo Damacsanayd inay kooxo ugu Xidho Inay maamulan \u00a0iyo Shidaal Ku Shubataba Ganacsada waxkhtigan Keena Shidaalka Somaliland oo ka kooba 6 SHirkadood .in kastoo arintaasi ay <b>cod aqlabiyada<\/b> ku laaleen <b>Golaha wakiilada<\/b> Somaliland<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Sababaha<\/b> ugu wayn ee ganacsatadu u hungureeyen inay haamaha shidaalka berbera kooto loogu xidho \u00a0\u00a0shidaalka ku shubtaan iyo inay maamulanba ayaa ah markii ganacsadaasi 6 lixda shirkadood ka kooban ay ogaadeen <b>in Kanbaniga <\/b>\u00a0Wayn Ee La <b>(SOM Gas)<\/b> ee xiligan ka shaqeeya arimaha Gaasta ay damacsan yihiin inay u soo wareegan Xaga Shidaalka iyagoo Dhul Aad U Baaxad wayn oo la jaar ah haamaha shidaalka berbera ay Dayrteen .Rabaan inay Haamo Ka Dhistaan ay shidaalka ku shubaan .\u00a0 \u00a0Markaana ay soo galaan suuqa Shidaalka<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\u00a0Waana sababta ugu weyn ee \u00a0keentay inay xukumada waxkhigeedu gaabsiga yahay arintaa la wareegista haamaha u soo ban dhigaan iyagoo ka cabsanaaya inay suuqa shidaalka ka saran Kambanigaa( SOMGAS ) hadii hami goodaasi u rumoobo .<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Shirkadahan xiligan shidaalka keena<\/b> Somaliland \u00a0\u00a0waa qaar aan xiligan dhaqaale buuran oo Haamo Shidaal ay is ka lee yihiin oo ay dhistaan aan awoodin .waxaana \u00a0ay rabaan inay kuwaa hore u dhisan kula tartamaan kambnigaa cusub ee soo socda . kaliya Rag xukumada ku jira Sheer ku siiyan hantada qaranka<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>\u00a0\u00a0Waxaynu arkaynay \u00a0oo warbaahinta<\/b> kala soconay inay ganacsada keenta shidaalka Eedo U Soo Jeediyeen Maamulaha Haamaha shidaalka berbera kuna dhaliilayeen inay haamuhu dayac yihiin .Taasna waxa la odhan karaa waa codho ka kacday Laalistii ay Baarlamaanku sameeyen maxay \u00a0hore ugu soo ban dhigi waayeen dhaliilaha jira maamule saleena waxa uu Haamaha Maamulayay sanad iyo siyaado .Ganacsadana Qaar kood waxa hore looga hayay .Amaan xoogan wakhtiyo xaflado lagu qabtay xarunta haamaha shidaalka\u00a0 Madaxwayne \u00a0Silaanyo Goob Joog ahaa\u00a0hortiisa ayaa ka qireen in wax laga qabtay haamaha mudadii saleeban joogay \u201c<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Hadii DHanka Siyaada xukumada ee wareejinta Hantida Qarka ay eegno \u00a0<\/b>\u00a0xukumada uu hogaamiyo \u00a0\u00a0M.Silaanyo waa mid caado ka dhigatay inay wareejiso hantida qaranku wada lee yahay ee loo baahna in jiil ilaa jiil la kala dhaxlo . Cid Gaara u ganac galinaysa Waxaana <b>Raga AToorayaasha<\/b>ka ahi ay daneeyaan oo kaliya shilmaadka buuran ee mar kaliya ay qadanyaan \u00a0iyo cid jeclaysi\u00a0 \u00a0waxa ay\u00a0 ogsoon nahay \u00a0inay xukumada madaxwayne silaanyo hore u wareejisay Gobolka saaxil oo xigtaysi iyo shilbaad mar la qaato laga door biday hantidii qaranka \u201c<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Xaruntii Kaluumaysiga ee (NeC FISH)<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Warshadii laydhka berbera iyo waliba<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Warshadii laydhka hargaysa<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Wasaarado \u00a0dhulkoodi\u00a0 la iibiyay<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Kuwa dhicisoobay ee suura gali kariwaayay waxa ka mid ah<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\u00a0Dekeda berbera<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Xarunta Library Gaadi ee hargaysa<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Warshada Shamiitada berbera<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Qalinkii Suxufi .<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Mubaarik Cismaan Siciid (Mubaarik Nirig )<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Berbera \/ <a href=\"mailto:Saaxil181@gmail.com\">Saaxil181@gmail.com<\/a><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muddoyinkii Ugu Danbeeyay waxa Somaliland si wayn looga hadal.Hayay In Haamaha shidaalka Somaliland .Xukumada Madaxwayne Silaanyo Damacsanayd inay kooxo ugu Xidho Inay maamulan \u00a0iyo Shidaal Ku Shubataba Ganacsada waxkhtigan Keena Shidaalka Somaliland oo ka kooba 6 SHirkadood .in kastoo arintaasi ay cod aqlabiyada ku laaleen Golaha wakiilada Somaliland Sababaha ugu wayn ee ganacsatadu u hungureeyen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":12800,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-12799","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3kr","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12799","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12799"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12799\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12799"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12799"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12799"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}