{"id":12616,"date":"2015-08-28T18:49:27","date_gmt":"2015-08-28T18:49:27","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=12616"},"modified":"2015-08-28T18:49:27","modified_gmt":"2015-08-28T18:49:27","slug":"wafti-uu-hogaaminayo-wasiirkii-hore-ee-warfaafinta-dalka-jabuuti-oo-hadhimo-sharafeed-loogu-sameeyey-degmada-arabsiyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/08\/28\/wafti-uu-hogaaminayo-wasiirkii-hore-ee-warfaafinta-dalka-jabuuti-oo-hadhimo-sharafeed-loogu-sameeyey-degmada-arabsiyo\/","title":{"rendered":"Wafti uu hogaaminayo Wasiirkii hore ee Warfaafinta Dalka Jabuuti oo Hadhimo sharafeed loogu sameeyey Degmada Arabsiyo"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo(AN) Waxa maanta hadhimo sharafeed loogu sameeyey Degmada Arbasiyo Wafti ka socday dalka Jabuuti waftigaas ayaa waxa hormuud ka ahaa Wasiirkii hore ee Warfaafinta dalka Jabuuti Cali Cabdi Faarax Safiirka uu dhawaan Madaxwayne Geele usoo magacaabay \u00a0Somaliland ,Ganacsato iyo masuuliyiin kale waxaana munaasibadan qado sharafta ah \u00a0ka soo qayb galay Wasiirka Warshadaha S\/land ,Badhasaabka Gobolka Gabiley Xoghayaha Dawlada hoose ee Gabiley ,Abwaan Cabdi Qays \u00a0iyo qaybo kamid ah bulshada ku dhaqan Degmada Arabsiyo<\/p>\n<p>Waxaana \u00a0ugu horayn kahadlay Wasiirka Warshadaha S\/land \u00a0Shucayb Maxamed Muuse waxaanu tilmaamay Wasiirku \u00a0in Waftigag ka socda Jabuuti ku soo dhaweynayaan dalkoodii labaad gaar ahaan magaalada Arabsiyo waxaanu yidhi<\/p>\n<p>&#8220;Anigoo ku hadlaya afka xukuumada aan ka tirsanahay waxaan si kal iyo laab ah idinku soo dhawaynayaa Magaalada Arabsiyo ,runtiina waxa labada dal ee S\/land iyo Jabuuti ka dhaxeeya walaaltinimo \u00a0iyo soohdin wadaag waxa kale ee oo bulshada aan walaaloha nahay ee Jabuuti naga dhaxeya \u00a0dhankasta wada shaqayn qoto dheer \u00a0waxaanu diyaar unahay ka xukuumad ahaan in markasta macaamil fiican uu nadhexmaro madaxda dalka Jabuuti &#8221;<\/p>\n<p>Waxa kale oo halkaas ka hadlay \u00a0Wasiirkii hore ee Warfaafinta dalka Jabuuti Cali Cabdi Faarax waxaanu uga mahadnaqay munaasibadan qado sharafta ah ee loo sameeyey Waftiga waxaanu Cali Cabdi Faarax waxa uu kula dardaarmay safiirka jabuuti soo magacawday \u00a0sidii uu xidhiidhka labada dal u xoojin lahaa \u00a0bulshada S\/land ku dhaqana uu macaamil fiican ula yeelan lahaaa<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiyi doona Somaliland Cumar Xuseen ayaa dhinaciisa uga mahad celiyay hadhimo sharafeedka loogu sameeyey \u00a0waxaanu kahadlay xidhiidhka ka dhax qotada dheer ee u dhaxeeya labada dal isagoo intaasi ku daray inuu sii horumarin doono cilaaqaadka iyo wax wada qabsiga labada dawladood.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Arabsiyo Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo(AN) Waxa maanta hadhimo sharafeed loogu sameeyey Degmada Arbasiyo Wafti ka socday dalka Jabuuti waftigaas ayaa waxa hormuud ka ahaa Wasiirkii hore ee Warfaafinta dalka Jabuuti Cali Cabdi Faarax Safiirka uu dhawaan Madaxwayne Geele usoo magacaabay \u00a0Somaliland ,Ganacsato iyo masuuliyiin kale waxaana munaasibadan qado sharafta ah \u00a0ka soo qayb galay Wasiirka Warshadaha S\/land ,Badhasaabka Gobolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":12623,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"gallery","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-12616","post","type-post","status-publish","format-gallery","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka","post_format-post-format-gallery"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3hu","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12616","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12616"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12616\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12616"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12616"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12616"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}