{"id":1253,"date":"2014-12-09T13:26:00","date_gmt":"2014-12-09T13:26:00","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=1253"},"modified":"2014-12-09T13:26:00","modified_gmt":"2014-12-09T13:26:00","slug":"musharaxa-madaxwaynaha-ee-xisbiga-mucaaradka-ah-ee-ucid-jamaal-cali-xuseen-ayaa-sheegay-inaanu-awood-u-lahayn-inuu-masuuliyiinta-xisbiga-ucid-ee-aragtiyaha-kala-gedisan-ka-bixiya-xaaladda-siyaasadeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/09\/musharaxa-madaxwaynaha-ee-xisbiga-mucaaradka-ah-ee-ucid-jamaal-cali-xuseen-ayaa-sheegay-inaanu-awood-u-lahayn-inuu-masuuliyiinta-xisbiga-ucid-ee-aragtiyaha-kala-gedisan-ka-bixiya-xaaladda-siyaasadeed\/","title":{"rendered":"Musharaxa Madaxwaynaha ee xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay inaanu awood u lahayn inuu masuuliyiinta xisbiga UCID ee aragtiyaha kala gedisan ka bixiya xaaladda siyaasadeed ee dalku marayo"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/index35-150x150.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1254\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/index35-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"index35-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a>Hargeysa\u00a0(AN) \u00a0Musharaxa Madaxwaynaha ee xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay inaanu awood u lahayn inuu masuuliyiinta xisbiga UCID ee aragtiyaha kala gedisan ka bixiya xaaladda siyaasadeed ee dalku marayo.<\/h2>\n<h2>\nJamaal Cali Xuseen oo shalay la waydiiyey sida uu u arko hadallada is khilaafsan ee Masuuliyiinta UCID ka soo yeedha, ayaa sheegay inaanu wakhtigan awood u lahayn inuu aamusiyo masuuliyiinta UCID ee aragtiyaha kala duwan ka bixiya qadiyadaha siyaasadeed ee dalka.<\/h2>\n<h2>Jamaal, waxa uu sheegay in hadhow haddii uu Madaxwayne noqdo uu aamusiin karo, laakiin aanu imika awood u lahayn<\/h2>\n<h2>\u201cWaxa la yidhi Jamaal, Cali Guray iyo Faysal Cali Waraabe hadallo kala gaar gaar ah ayay ku hadlaan, waa laga yaabaa in aan hadal uu Cali Guray ku hadlay aanaan ku raacsanayn, waa laga yaabaa in aanaan isku fikrad ahayn, laakiin deer dawladdaaba kala hadasha\u2019e miyeydaan arag\u201d<\/h2>\n<h2>ayuu yidhi, Jamaal Cali Xuseen oo intaasi ku daray \u201cWaxa kale oo aad tidhi markaad dawlad noqotaan sidee la idiin aaminayaa, adeer markaa Madaxwayne ayaan ahay oo awood baan leeyahay oo dadka waan aamusiin karayaa, laakiin imika anigaa cid walba u baahan, weliba markay xisbiga Madax ka yihiin\u2026<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa\u00a0(AN) \u00a0Musharaxa Madaxwaynaha ee xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay inaanu awood u lahayn inuu masuuliyiinta xisbiga UCID ee aragtiyaha kala gedisan ka bixiya xaaladda siyaasadeed ee dalku marayo. Jamaal Cali Xuseen oo shalay la waydiiyey sida uu u arko hadallada is khilaafsan ee Masuuliyiinta UCID ka soo yeedha, ayaa sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1254,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1253","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-kd","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1253","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1253"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1253\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1253"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1253"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1253"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}