{"id":12510,"date":"2015-08-25T17:21:56","date_gmt":"2015-08-25T17:21:56","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=12510"},"modified":"2015-08-25T17:21:56","modified_gmt":"2015-08-25T17:21:56","slug":"maamulaha-guud-ee-dugsiga-sarre-dayib-guray-oo-u-mahad-celiyey-hablaha-marwo-raxma-xuseen-cabdalla-iyo-marwo-farxaan-sulub-cabdi-raan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/08\/25\/maamulaha-guud-ee-dugsiga-sarre-dayib-guray-oo-u-mahad-celiyey-hablaha-marwo-raxma-xuseen-cabdalla-iyo-marwo-farxaan-sulub-cabdi-raan\/","title":{"rendered":"Maamulaha Guud Ee Dugsiga Sarre Dayib Guray Oo U Mahad-celiyey Hablaha Marwo Raxma Xuseen Cabdalla iyo Marwo Farxaan Sulub Cabdi Raan"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Maamulaha guud ee Dugsiga sarre ee Dayib Guray Guuleed Yuusuf Iidaan (Guuleed Goohe), waxa uu mahad-celinayaa guud ahaan Xubnaha ku jira ururka tawfiiq u tag, kuwaasoo uu sheegay inay lacag deeq ah ku garab is taageen dugsiga sarre ee mujaahid Dayib guray ee Caasimadda Hargaysa.<br \/>\nWaxa kale, oo uu Maamuluhu si gaar ah ugu mahad-celinayaa Marwo Raxma Xuseen Cabdalla oo lacag $400 oo dollar (Afar boqol oo Dollar), ka soo dirtay dalka isku taga Imaaraadka carabka, taasoo ay ugu talo-gashay in dugsiga Albaabadiisa wax lagaga badalo. Maamule Guuleed Goohe waxa uu sheegay inay lacagtaas soo gaadh-siiyeen Khadar Cawil oo lagu soo hagaajiyey.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/maamule.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-12511\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/maamule.png?resize=119%2C120\" alt=\"maamule\" width=\"119\" height=\"120\" \/><\/a><\/p>\n<p>Maamulaha guud ee dugsiga sarre ee Dayib Guray Guuleed Goohe waxa uu sidoo kale u mahad-celinayaa Marwo Farxaan Sulub Cabdi Raan oo ka faalo qaadatay qaybta kale ee albaabadda ka dhiman, waxaannu inta kalenna ku booriyey inay ka qayb-qaataan dib u habaynta iyo casriyeynta lagu samaynayo dugsiga sarre ee Dayib Guray ee magaalada Hargaysa. &#8211;<br \/>\nArabsiyonews.com\u00a0 Office Gabiley<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Maamulaha guud ee Dugsiga sarre ee Dayib Guray Guuleed Yuusuf Iidaan (Guuleed Goohe), waxa uu mahad-celinayaa guud ahaan Xubnaha ku jira ururka tawfiiq u tag, kuwaasoo uu sheegay inay lacag deeq ah ku garab is taageen dugsiga sarre ee mujaahid Dayib guray ee Caasimadda Hargaysa. Waxa kale, oo uu Maamuluhu si gaar ah ugu mahad-celinayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":12511,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-12510","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3fM","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12510","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12510"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12510\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12510"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12510"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12510"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}