{"id":12504,"date":"2015-08-25T17:00:01","date_gmt":"2015-08-25T17:00:01","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=12504"},"modified":"2015-08-25T17:00:01","modified_gmt":"2015-08-25T17:00:01","slug":"wax-ka-bedal-lagu-samaynayo-xeer-hoosaadka-golaha-wakiilada-iyo-xildhibaan-ibraahin-mahdi-buubaa-oo-faah-faahinaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/08\/25\/wax-ka-bedal-lagu-samaynayo-xeer-hoosaadka-golaha-wakiilada-iyo-xildhibaan-ibraahin-mahdi-buubaa-oo-faah-faahinaya\/","title":{"rendered":"Wax Ka Bedal Lagu Samaynayo Xeer Hoosaadka Golaha Wakiilada Iyo Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa Oo Faah Faahinaya &#8211;"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN):-Gudoomiyaha guddida joogtada ah ee golaha wakiilada somaliland xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa ayaa ka hadlay wax ka bedal lagu samaynayo xeer hoosaadka golaha wakiilada.<\/p>\n<p>Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo maanta ka hadlayey fadhigii golaha wakiilada ayaa waxa uu faah faahiyey qodobo ay ku soo kordhiyeen xeer hoosaadka golaha wakiilada waxaanu hadalkiisa ku bilaabay sidan \u201cGuddida joogtada ah iyo anshaxu qodobo ay ku soo dartay\u00a0 oo ay u aragtay muhiim kuwaas oo ku saabsan dar dar gelinta hawlaha shaqo ee golaha kana hadlaya xaadirka mudanayaasha ee fadhiyada golaha iyo talaabooyinka anshax marineed ee ka dhalanaya ka maqnaanshaha fadhiyada golaha fasax la,aan iyo fasaxyada ay mudanayaashu soo dalban karaan inta uu socdo fadhiyada goluhu.<\/p>\n<p>Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo hadalkiisa sii<br \/>\nwata ayaa faah faahinaya qodobada lagu soo kordhinayo xeer hoosaadka goalah wakiilada waxaanu yidhi\u00a0 \u201cxaadirka iyo ka qayb galka fadhiyada golaha waxa muhiim\u00a0 in<\/p>\n<p>1.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Xildhibaan kasta waxa waajib ku ah inuu soo xaadiro kana qayb galo fadhiyada golaha, waxaynu aragnay in xildhibaanadu iyaga oo jooga magaalada fasaxna aan qaadan ay hadana ka maqnaadaan fadhiyada golaha, qodobkaas ayaa xaaraantimaynaya<\/p>\n<p>2.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Saacadaha shaqada ee goluhu waxay noqonayaan 8 subaxnimo ilaa 2:30 duhurnimo\u00a0 waa sideed saacadood oo shaqo ah, hadii aynu inagu u bilaabi wayno in\u00a0 somaliland shaqaalaheedu\u00a0 8 saacadood shaqeeyaan wasaaradaheena iyo dadkeena kalana sideed saacadood oo ay shaqaynayaan ma jiraan.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com\u00a0 Office Gabiley<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN):-Gudoomiyaha guddida joogtada ah ee golaha wakiilada somaliland xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa ayaa ka hadlay wax ka bedal lagu samaynayo xeer hoosaadka golaha wakiilada. Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo maanta ka hadlayey fadhigii golaha wakiilada ayaa waxa uu faah faahiyey qodobo ay ku soo kordhiyeen xeer hoosaadka golaha wakiilada waxaanu hadalkiisa ku bilaabay sidan \u201cGuddida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":12505,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-12504","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3fG","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12504","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12504"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12504\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12504"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12504"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12504"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}