{"id":12497,"date":"2015-08-25T16:18:25","date_gmt":"2015-08-25T16:18:25","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=12497"},"modified":"2015-08-25T16:18:25","modified_gmt":"2015-08-25T16:18:25","slug":"guddoomiyaha-maxkamadda-sare-oo-ka-xog-waramay-natiijada-kulan-dhex-maray-madaxweyne-siilaanyo-iyo-guddida-cadaaladda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/08\/25\/guddoomiyaha-maxkamadda-sare-oo-ka-xog-waramay-natiijada-kulan-dhex-maray-madaxweyne-siilaanyo-iyo-guddida-cadaaladda\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Ka Xog-waramay Natiijada Kulan Dhex-maray Madaxweyne Siilaanyo Iyo Guddida Cadaaladda &#8211;"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Ka Xog-waramay Natiijada Kulan Dhex-maray Madaxweyne Siilaanyo Iyo Guddida Cadaaladda<\/p>\n<p>Hargaysa(AN):-Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland Aadan X. Cali Axmed, ayaa faahfaahin ka bixiyay kulan maanta ay xarunta Madaxtooyada ku yeesheen Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo iyo guddida cadaaladda.<br \/>\nGaryqaaan Aadan X. Cali waxa kale oo uu sheegay in kulankaasi la iskula qaatay sidii loo dardargelin lahaa cadaalada iyo garsoorka dalka.<\/p>\n<p>\u201cHalkan maanta waxaanu kula kulanay Madaxweynaha Somaliland iyo Madaxweyne ku xigeenka, waxaanu qaabilay garsoorayaasha Maxkamadda sare iyo xubnihii guddida cadaaladda, markaa wuxuu kala hadlay dardar-gelinta cadaaladda iyo sidii arrimaha garsoorka xooga loo saari lahaa. Runtii Madaxweynuhu wuu dhiirigeliyay, waxaanu u balanqaaday wixii baahiyahooda ah inuu wax kala qaban doono.\u201d Ayuu yidhi Guddoomiyaha<br \/>\nMaxkamadda sare<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Maxkamadda sare waxa uu intaas ku daray \u201cWaxa kale oo iyaguna joogay xubno kale oo kala ah Wasiirka cadaaladda, Wasiirka warfaafinta, Wasiiru dawlaha Madaxtooyada iyo madax kale, guddida cadaalada iyo garsoorka oo aan hoggaaminayay anigu ayaa Madaxweynaha la kulmay, markaa annaguna aad baanu ugu faraxsanahay waanan soo dhaweynay, balanqaadbuu sameeyay, tallooyin, dhiirigelin iyo tusaaliooyina wuu u soo jeediyay oo ah inay hawsha dardargeliyaan. Markaa kulan fiican buu ahaa oo aad u qiimo badan, waxna ka tari doona xaga cadaaladda.\u201d Ayuu yidhi Garyaqaan Aadan X. Cali<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com Office Gabiley<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Ka Xog-waramay Natiijada Kulan Dhex-maray Madaxweyne Siilaanyo Iyo Guddida Cadaaladda Hargaysa(AN):-Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland Aadan X. Cali Axmed, ayaa faahfaahin ka bixiyay kulan maanta ay xarunta Madaxtooyada ku yeesheen Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo iyo guddida cadaaladda. Garyqaaan Aadan X. Cali waxa kale oo uu sheegay in kulankaasi la iskula qaatay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":12499,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-12497","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3fz","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12497","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12497"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12497\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12497"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12497"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12497"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}