{"id":12353,"date":"2015-08-23T09:54:43","date_gmt":"2015-08-23T09:54:43","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=12353"},"modified":"2015-08-23T09:54:43","modified_gmt":"2015-08-23T09:54:43","slug":"mo-faarax-oo-orodka-dunida-ee-china-wacdaro-ka-dhigay-isla-markaasina-ku-guulaystay-billad-sare-sawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/08\/23\/mo-faarax-oo-orodka-dunida-ee-china-wacdaro-ka-dhigay-isla-markaasina-ku-guulaystay-billad-sare-sawiro\/","title":{"rendered":"Mo Faarax Oo Orodka Dunida ee China wacdaro ka dhigay Isla Markaasina ku guulaystay Billad Sare + Sawiro"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/i2.wp.com\/somalilandone.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/image416.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-17921\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/somalilandone.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/image416.jpg?resize=300%2C190\" alt=\"image\" width=\"663\" height=\"420\" data-recalc-dims=\"1\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/i1.wp.com\/somalilandone.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/image418.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-17923\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/somalilandone.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/image418.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"image\" width=\"645\" height=\"645\" data-recalc-dims=\"1\" \/><\/a><\/p>\n<p>Maxamed (Mo) Faarax, ayaa markii labaad oo xidhiidh ah ku guulaystay bilada dahabka ah ee ciyaaraha Orodka Adduunka 10,000m oo ka socda magaalada Beijing ee Caasimadda dalka Shiinaha (China) (IAAF World Championships).<\/p>\n<p>Mo Farah, ayaa Weriyeyaasha u sheegay inaanay sahlanayn in lagu ordo qorax labaatan iyo toddobo daqiiqo oo xidhiidh ah laakiin uu dedaal kaga gudbay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-17922\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/somalilandone.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/image417.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"image\" width=\"744\" height=\"744\" data-recalc-dims=\"1\" \/><\/p>\n<p>Todoba sanadood ka hor isla garoonkan, buul shinbireedka; \u201cBirds nest\u201d ee Caasimadda Beijing, Mo Faarax, waxaa lagu reebay tartanka Olympics kadib markii uu ku guuldaraystay inuu wacdaro ka dhigo orodka 5,000m.<\/p>\n<p>Niyad jabkii ka soo gaadhay ciyaarahaasina waxay ku hogaamiyeen inuu dedaal badan sameeyo taas oo gayaysiisay inuu, Lix Biladood oo Aduunka ah iyo Todobada qaarada Yurub ah urursado wixii ka dambeeyey.<\/p>\n<p>Orodyahankan 32 jirka ahi, wuxuu doorkan go\u2019aan ku<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-17924\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/somalilandone.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/image419.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"image\" width=\"635\" height=\"635\" data-recalc-dims=\"1\" \/><\/p>\n<p>gaadhay inuu meesha ka saaro dedaalka kooxda reer Kenya ee cadaadiska ugu weyn ku haysay, waxaanu wareegii ugu dambeeyey, oo ku qaatay 54.15 ilbidhiqsi kaga goostay Geoffrey Kamworor iyo Paul Tanui guushana sidaas ku hantiyey.<\/p>\n<p>Maxamed Faarax (Mo) markii uu guulaystay, waxa uu farxadda daraaddeed Dhulka dhigay Wejiga, islagoo muujiyey Islaamnimadiisa, sidii caadada u ahaydna wuxuu la dhacay Sujuud uu Eebbe ku mahadinayo guusha uu gaadhsiiyey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxamed (Mo) Faarax, ayaa markii labaad oo xidhiidh ah ku guulaystay bilada dahabka ah ee ciyaaraha Orodka Adduunka 10,000m oo ka socda magaalada Beijing ee Caasimadda dalka Shiinaha (China) (IAAF World Championships). Mo Farah, ayaa Weriyeyaasha u sheegay inaanay sahlanayn in lagu ordo qorax labaatan iyo toddobo daqiiqo oo xidhiidh ah laakiin uu dedaal kaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":12354,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-12353","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3df","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12353","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12353"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12353\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12353"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12353"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12353"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}