{"id":12342,"date":"2015-08-22T17:49:49","date_gmt":"2015-08-22T17:49:49","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=12342"},"modified":"2015-08-22T17:49:49","modified_gmt":"2015-08-22T17:49:49","slug":"wasiirka-madaxtooyada-jsl-xirsi-cali-xaaji-xasan-oo-galabta-dalka-dib-ugu-soo-laabtay-ayaa-ka-warbixiyey-safar-shaqo-oo-u-ugu-maqnaa-wadanka-ethopia-iyo-shirar-ay-la-yeesheen-masuuliyiinta-wadankaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/08\/22\/wasiirka-madaxtooyada-jsl-xirsi-cali-xaaji-xasan-oo-galabta-dalka-dib-ugu-soo-laabtay-ayaa-ka-warbixiyey-safar-shaqo-oo-u-ugu-maqnaa-wadanka-ethopia-iyo-shirar-ay-la-yeesheen-masuuliyiinta-wadankaasi\/","title":{"rendered":"Wasiirka Madaxtooyada JSL Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Galabta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Ayaa Ka Warbixiyey  Safar Shaqo Oo U Ugu Maqnaa Wadanka Ethopia Iyo Shirar Ay La Yeesheen Masuuliyiinta Wadankaasi"},"content":{"rendered":"<p class=\"ecxMsoNormal\">\u00a0Hargaysa(AN)Wasiirka Madaxtooyada JSL Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Galabta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Ayaa Ka Warbixiyey \u00a0Safar Shaqo Oo U Ugu Maqnaa Wadanka Ethopia Iyo Shirar Ay La Yeesheen Masuuliyiinta Wadankaasi<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Warbaahinta kula hadlay\u00a0 qolka nasashada ee loo yaqaan VIP\u00a0 ayaa ka warbixiyey safarkii\u00a0 ugu maqnaaa wadanka Ethopia \u00a0iyo shirarkii ay la sheeyeen Dawlada Dalkaasi, waxaana uu xusay inay is arkeen Wasiiro ka tirsan Xukuumada Ethopia islamarkaana ay ka wada hadleen sidii loo bilaabi lahaa\u00a0 Dhismaha Wadada isku Xidhi doonta Berbera iyo Addis Ababa <b>(Berbera Corridor)<\/b>, Waxaana Wasiirka Kulankaasi ku wehelinaayey\u00a0 Wasiirka Arimaha Dibada Md:\u00a0 Maxamed Biixi Yoonis\u00a0 iyo Safiirka Somaliland u fadhiya Dalka Ethopia Md: Maxamuud Aadan Jaamac,\u00a0\u00a0 Wasiir xirsi ayaa xusay inay muhiimad weyn wadadaasi u leedahay\u00a0 xidhiidhka \u00a0ganacsiga iyo isu socodka labada wadan ee Somaliland iyo Ethopia, waxaana uu\u00a0 hoosta ka xariiqay in wadadaasi\u00a0 dhawaan la bilaabi doono sidaasna ay isku soo afgarteen masuuliyiintii ay shirarka la yeesheen.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Xirsi Cali Xaaji Xasan Wasiirka Madaxtooyada Somaliland \u00a0ayaa ka jawaabay su\u2019aalo ay\u00a0 saxaafadu waydiisay kuwaasoo la xidhiidhaayey\u00a0 eedo ay qaar\u00a0 kamida xildhibaanada baarlamaanku usoo jeediyeen xukuumada kuna dhaliileen\u00a0 inay dhaxal\u00a0 wareejinayso Dekada sidoo kalena ku mashquushay Dayactirka\u00a0 Wadooyinka, Wasiir Xirsi\u00a0 ayaa dhaliilahaasi\u00a0 ganafka ku dhuftay\u00a0 wuxuuna xusay inay xukuumada Madaxweyne siilaanyo aanay ku koobnayn Dayactirka\u00a0 wadooyinka balse\u00a0 ay tahay Xukuumadii ugu horaysay \u00a0yagleesha wadooyin cusub oo tiro badan sidoo kale wuxuu xusay in Dekada Berbera wakhtigii hore lacagta lagaga\u00a0 soo qaadi jiray shandad lana keeni jiray Madaxtooyada balse haatan ay\u00a0 ku dhacdo khasnada dawlada ee Wasaarada Maaliyada, isla markaana aanu jirin wax musuq maasuqi.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Si kastaba ha ahaatee Wadada <b>(Berbera Corridor) <\/b>ayaa sare u qaadi doonta xidhiidhka ganacsiga iyo iskaashiga labada wada ee Somaliland Iyo Ethopia, iyadoo labada wadan ay yihiin saaxiibo \u00a0islamarkaana uu ka dhaxeeyo xidhiidh qoto dheeri oo walaaltinimo iyo deris wanaag kuwada nool, Berbera Corridor waxay noqon doontaa marinka istiraajiayda ganacsiga\u00a0 iyo horumarka Somaliland iyo Ethopia.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\u00a0Arabsiyonews.com<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Hargaysa(AN)Wasiirka Madaxtooyada JSL Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Galabta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Ayaa Ka Warbixiyey \u00a0Safar Shaqo Oo U Ugu Maqnaa Wadanka Ethopia Iyo Shirar Ay La Yeesheen Masuuliyiinta Wadankaasi Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Warbaahinta kula hadlay\u00a0 qolka nasashada ee loo yaqaan VIP\u00a0 ayaa ka warbixiyey safarkii\u00a0 ugu maqnaaa wadanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3230,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-12342","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3d4","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12342","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12342"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12342\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12342"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12342"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12342"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}