{"id":12339,"date":"2015-08-22T17:41:58","date_gmt":"2015-08-22T17:41:58","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=12339"},"modified":"2015-08-22T17:41:58","modified_gmt":"2015-08-22T17:41:58","slug":"joojinta-bacda-waxaa-kamuhiimsan-in-dalka-laga-joojiyo-qaadka-iyo-sigaarkaby-craxmaan-adan-maxamuud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/08\/22\/joojinta-bacda-waxaa-kamuhiimsan-in-dalka-laga-joojiyo-qaadka-iyo-sigaarkaby-craxmaan-adan-maxamuud\/","title":{"rendered":"Joojinta Bacda Waxaa Kamuhiimsan In Dalka Laga Joojiyo Qaadka Iyo Sigaarka\/By C\/Raxmaan Adan  Maxamuud"},"content":{"rendered":"<p class=\"ecxMsoNormal\">Waxaa aynu wada\u00a0 agnahay\u00a0 indalka laga istimaalo mukhaadaraad faradan.oo uu kamidyahay qaadka sigaarka iyo IMW.\u00a0 oo aanay waxkaqaban dowladihii dalka soomaray ilaa dowladii siyaad bare kadib.\u00a0 Waxaynu ognahay dhiaatada uuqaadku kuhayo bulshadeena iyo sigaarkuba. Hadaytahay middhaqaale, iyo midcaafimaad iyo midqoysba, sidaa darteed waxa kamuhiimsan\u00a0 joojinta bada inlajoojiyo jaadka iyo sigaar oo aynu ognahay khatarta uubulshadeena kuhayo \u00a0Kuwaas\u00a0 oo dhamaantood ay dowladu ay cashuurkaqaadato sida aynu ognahayna ayraali katahay.\u00a0 Taamacnaheedu waxa weeyi inaydowladu iska indho tirayso dhibaatada uubulshada ku hayo mukhaadaraadka ku habsatay bushadeena eehalista ah . \u00a0Waxa aanu ka hadlaynaa maaha inaanu kasoohorjeedno joojints bacda\u00a0 lakiin waxa\u00a0 haboon inlakeeno\u00a0 badalkiibacda. Sababtoo ah\u00a0 bulshdeenu waxay ubadantahay danyar. Sidaynu ognahayna waxay ku adeegtaan bacda oo ay waxa kushubtaan ama ay waxa kuqaataan. Hadaba waxaanu usoojeedinaynaa dowlada\u00a0 inbacaha lagajoojiyo dekeda. badalkeediina aydowladu keento ama ganacsada\u00a0 tada ay usoobandhigto wixii kuhaboon ee aandeegaakeena waxaba yeelayn. Waxa wadan kajira si anu ognhay duruufo dhaale\u00a0xumo .oo aanay dadku awoodi Karin inay iskabixiyaan\u00a0 ganaax.\u00a0 Waxaanu\u00a0 usoojeedinaynaa dowlada\u00a0 gaar ahaan wasaarada deegaanka, inay bulshdeeda hoos u eegto.<\/p>\n<p>By\u00a0\u00a0 Cabdi Raxmaan Adan\u00a0 Maxamuud<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa aynu wada\u00a0 agnahay\u00a0 indalka laga istimaalo mukhaadaraad faradan.oo uu kamidyahay qaadka sigaarka iyo IMW.\u00a0 oo aanay waxkaqaban dowladihii dalka soomaray ilaa dowladii siyaad bare kadib.\u00a0 Waxaynu ognahay dhiaatada uuqaadku kuhayo bulshadeena iyo sigaarkuba. Hadaytahay middhaqaale, iyo midcaafimaad iyo midqoysba, sidaa darteed waxa kamuhiimsan\u00a0 joojinta bada inlajoojiyo jaadka iyo sigaar oo aynu ognahay khatarta uubulshadeena [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":12340,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5],"tags":[],"class_list":["post-12339","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3d1","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12339","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12339"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12339\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12339"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12339"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12339"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}