{"id":12206,"date":"2015-08-19T12:24:59","date_gmt":"2015-08-19T12:24:59","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=12206"},"modified":"2015-08-19T12:24:59","modified_gmt":"2015-08-19T12:24:59","slug":"safiirka-ingiriiska-u-qaabilsan-arimaha-soomalida-oo-soo-dhawaysay-goaankii-maxkamadda-sare-ee-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/08\/19\/safiirka-ingiriiska-u-qaabilsan-arimaha-soomalida-oo-soo-dhawaysay-goaankii-maxkamadda-sare-ee-somaliland\/","title":{"rendered":"Safiirka Ingiriiska U Qaabilsan Arimaha Soomalida Oo Soo Dhawaysay Go\u2019aankii Maxkamadda Sare Ee Somaliland"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: left;\">Safiirka dalka ingiriiska u qaabilsan arrimaha Soomaalida ee fadhigeedu yahay magaalada Nairobi Ambassador Angus Steward Ms Harriet Mathews ayaa sheegtay inay dawladda ingiriisku sii wadi doonto inay Somaliland ka taageerto dhinaca doorashooyinka, ammaanka iyo horumarka.<\/p>\n<div id=\"middle_article_campaign\" style=\"text-align: left;\">\u00a0Ambassador Mathews oo ugu horayn uu weydiiyay tafatiraha shabakadda HALBEEG Maxamed Cabdi Xasan Diridhaba bal siday u aragto go\u2019aankii golaha guurtidu ka soo saartay khilaafka doorashooyinka Somaliland waxay ku jawaabtay Ambassador Mathews \u201cWuxuu warkani isoo gaadhay maanta goor aan sii fogayn, runtii in doorashooyinku ku qabsoomi waayaan wakhtigii loogu tallo gallay ayaa marka horaba ah nasiib darro, dawladda ingiriiska iyo dalalka xubnaha ka ah SDF ee Somaliland ka taageera dhinaca dimuqraadiyadda iyo horumarku waxay dawladda Somaliland kala hadleen arrintani dhawr goor oo kala duwan, waxaananu u bandhignay si aan gabasho lahayn mawqifkayaga ah in Somaliland ku iibsami karto doorasho xor oo xallaal ah\u201d ayey tidhi Ambassador Mathews.<\/div>\n<p style=\"text-align: left;\">Iyadoo hadalka sii wada kana jawaabaysa go\u2019aanka maxkamadda waxay tidhi \u201ckama jawaabi karo go\u2019aanka maxkamadda oo ah mid Somaliland u yaalla, balse waxaan keliya ka dareen celinaya mida u fiican Somaliland shacabkeeda horumarkeeda iyo inay Somaliland bulshada caalamku usoo istaagto oo ah inay Somaliland horumar ka gaadho dedaalkii ay kaga duwanayd Soomaalida inteeda kale ee ahaa doorashooyin, dimuqraadiyad, horumar, iyo nabadgelyo, taasina hadda waxay u muuqata inuu dibu dhac ku yimid, waana mid niyad jab u keenaya cid kasta oo jecel horumarka Somaliland\u201d ayey tidhi Ambassador Mathews<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">Mar la weydiiyey waxay yeelayaan deeq bixiyayaal ahaan ka dib go\u2019aankani waxay ku jawaabtay \u201carrintani maaha mid deeq bixiyayaasha u taalla, waa mid u taalla dhinacyada siyaasadda Somaliland, axsaabta iyo xukuumadda\u201d ayey ku jawaabtay Ambassador Mathews<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">Safiirka oo aanu weydiinay sida go\u2019aankani u niyad jabiyay bulshada caalamka waxay ku jawaabtay \u201cwax kasta oo dibu dhac ku ah Somaliland waxay niyad jab ku tahay Somaliland, waxay niyad u keenaysa cid kasta oo jecel Somaliland horumarkeeda, doorashaduna waa qodob asaasi ah oo bulsho kasta u keena horumar, intaan akhriyay u malayn maayo in cid uga khibrad badan shacabka Somaliland ay jirto xanuunka kelistalsnimada iyo in cid gaar ahi xukunka jan jeedhsato, hogaamiye kasta waa inuu doonista shacabkiisa ku fadhiya\u201d ayey tidhi Ambassador Mathews<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirka dalka ingiriiska u qaabilsan arrimaha Soomaalida ee fadhigeedu yahay magaalada Nairobi Ambassador Angus Steward Ms Harriet Mathews ayaa sheegtay inay dawladda ingiriisku sii wadi doonto inay Somaliland ka taageerto dhinaca doorashooyinka, ammaanka iyo horumarka. \u00a0Ambassador Mathews oo ugu horayn uu weydiiyay tafatiraha shabakadda HALBEEG Maxamed Cabdi Xasan Diridhaba bal siday u aragto go\u2019aankii golaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":12207,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-12206","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3aS","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12206","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12206"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12206\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12206"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12206"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12206"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}