{"id":12162,"date":"2015-08-18T17:26:03","date_gmt":"2015-08-18T17:26:03","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=12162"},"modified":"2015-08-18T17:26:03","modified_gmt":"2015-08-18T17:26:03","slug":"masuuliyiinta-gobolka-saaxil-oo-kormeeray-mashaariic-horumarineed-oo-ka-socda-magaalada-berbera","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/08\/18\/masuuliyiinta-gobolka-saaxil-oo-kormeeray-mashaariic-horumarineed-oo-ka-socda-magaalada-berbera\/","title":{"rendered":"Masuuliyiinta Gobolka Saaxil oo kormeeray Mashaariic horumarineed oo ka socda Magaalada Berbera"},"content":{"rendered":"<p>Berbera(AN)Guddomiyaha gobolka saaxil fahmi cabdi bidaar oo wehelinayaan maayirka magaalada berbera mareeyaha dekeda berbera ayaa bookhday\u00a0mashaariico horumarineed ka socda Xarunta haamaha shidaalka berbera .Mareeyaha haamaha shidaalka berbera sh saleeban siciid cali ayaa masuuliyintan uga warbixiyay mashariico kala duwan oo ka socda xarunta kaydka shidaalka berbera .sida dayac tir lagu samaynaayo Haamaha lagu shibo shidaalka qaarkoo \u201c<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Mashariicdan waxay ka mid yihiin kuwii madaxwaynaha Somaliland dabyaqadii sanadka 2015 u dhagax dhigay haamaha shidaalka berbera waxaad aragtaan dayac tirka ku socda.Tayac tirinka Haamaha laguma samayn ilaa wakhtigii shirkadii <b>Total <\/b>maamuli jirtay haamaha waana dayac tir ku dhamaystir hanta hoosteeda ,korkeedba \u00a0\u00a0\u00a0.iminka waxaan dhagax dhigi doona oo kale dhisme masaajid oo wayn .wax kale oo idin tusayaa in Laabkii lagu baadho tayada shidaalka yimaada dalkeeno oo iminka ah mid shaqeeya sidii uu madaxwaynuhu u furayba shaqadan qarana waa la wadayaa marna la istaajin mayo<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Waxaan ku rajo waynahay inaan sameeyo team soo hubiya kaalmaha shidaalka ee gobolada dalka oo dhan si aan loo arag shidaal wasakh leh oo meel kale dalka ka soo gala dhawaan ayaan arintaana bilaabi doona \u201c<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Guddomiyaha gobolka saaxil ayaa isaguna dhankiisa amaanay mareeyaha haamaha shidaalka berbera waxaan qirayaa in haamaha shaqadan iminka socota aan hore u soo kormeeray wax lagu farxo ayaa mareeye saleeban ka qabtay haamaha shidaalka berbera \u2018 \u00a0\u00a0waxaan ku rajanayaa in meel halkan ka saraysa mooye meel kale aanad arag<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Maayirka magaalada berbera cabdishakuur maxamuud xasan (Cidin)\u00a0 masuul kastaa wixii uu qabto ayuunba ka hadhaaya mudadii ugu danbaysay ee xukumadani talada dalka haysay wax sii kordha mooye wax nusaama ma jiraan .mareayaha shaqadan wanaagsan ee ka qabtay haamaha shidaalka ku hamblaynayaa .<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Mareeyaha dekeda berbera eng cali cumar maxed (Cali xoor-xoor) shaqada halkan ka soctaa waa shaqo lagu farxo .waana shaqo Tayo leh .shaqsiyan waan ku amaanayaa shaqadan wagaasan ee uu qabtay\u00a0 marka qaranka loo shaqynaayo loomaha baahna qof daar dheer iska dhista ee waxa loo baahan yahay in qaranka loo shaqeyo taas ayaa fiican<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Berbera(AN)Guddomiyaha gobolka saaxil fahmi cabdi bidaar oo wehelinayaan maayirka magaalada berbera mareeyaha dekeda berbera ayaa bookhday\u00a0mashaariico horumarineed ka socda Xarunta haamaha shidaalka berbera .Mareeyaha haamaha shidaalka berbera sh saleeban siciid cali ayaa masuuliyintan uga warbixiyay mashariico kala duwan oo ka socda xarunta kaydka shidaalka berbera .sida dayac tir lagu samaynaayo Haamaha lagu shibo shidaalka qaarkoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-12162","post","type-post","status-publish","format-video","category-featured","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3aa","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12162","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12162"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12162\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12162"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12162"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12162"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}