{"id":12046,"date":"2015-08-14T15:43:36","date_gmt":"2015-08-14T15:43:36","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=12046"},"modified":"2015-08-14T15:43:36","modified_gmt":"2015-08-14T15:43:36","slug":"askari-ka-tirsan-ciidanka-booliska-jamhuuriyadda-somaliland-oo-saaka-toogasho-fool-xun-ka-geystay-gudaha-saldhigga-ibraahim-koobduur-ee-magaalada-hargeysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/08\/14\/askari-ka-tirsan-ciidanka-booliska-jamhuuriyadda-somaliland-oo-saaka-toogasho-fool-xun-ka-geystay-gudaha-saldhigga-ibraahim-koobduur-ee-magaalada-hargeysa\/","title":{"rendered":"Askari ka tirsan ciidanka booliska jamhuuriyadda Somaliland Oo saaka toogasho fool-xun ka geystay gudaha saldhigga Ibraahim Koobduur ee magaalada Hargeysa"},"content":{"rendered":"<p><strong>Hargaysa(AN)Askari Ka Tirsan Booliska Oo Rasaas Madaxa Kala Dhacay Arday Maxbuus Ku Ahaa Saldhigga Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.<\/strong><\/p>\n<div id=\"mainmenu\">\n<div>\n<div id=\"article_body\">\n<div><strong>Askari ka tirsan ciidanka booliska jamhuuriyadda Somaliland ayaa saaka toogasho fool-xun ka geystay gudaha saldhigga Ibraahim Koobduur<\/strong><\/div>\n<div><strong>ee magaalada Hargeysa.<\/strong><\/div>\n<p><strong>Askarigan ayaa hiirtii Waaberi ee saaka toogtay isla markaana rasaas xooggan madaxa kala dhacay Wiil yar oo arday ah oo maxbuus ku<\/strong><\/p>\n<p><strong>ahaa saldhiggasi.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Ardaygan oo lagu magacaabo Cabdilaahi Dayib Cabdi Korse, ayay rasaastu ka haleeshay Madaxa, Lugaha iyo waliba Gacmaha. Waxaanu haatan<\/strong><\/p>\n<p><strong>ku jiraa xaalad aad u culus.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa ayaa dhaawacii ardaygaasi loola cararay waxaana naloo sheegay in markii rasaasta la huwiyey uu<\/strong><\/p>\n<p><strong>ardaygani jiifay mid ka mida qololka xabsiga.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Mar aanu cisbitaalka ku booqanay ayaanu soo aragnay ardaygaasi oo xaalad adag oo miyir-doorsoon ah ku jira isla markaana qaba dhaawacyo<\/strong><\/p>\n<p><strong>culus oo kaga yaalla Madaxa ilaa Mijaha.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Warar kala duwan ayaa kasoo baxay sababta askarigani u toogtay wiilkan, waxaana loo badinayaa in rasaastu ay ka fakatay askariga, mar uu<\/strong><\/p>\n<p><strong>askarigu doonayey in uu kala qabto maxaabiis islaynaysay.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Weli xukuumaddu kama aanay hadal falkan foosha-xun, ilaa haatanna ma jirto cid ka hadashay ama cadaysay sababta rasmiga ah ee<\/strong><\/p>\n<p><strong>askarigani u toogtay maxbuuskan ku jiray gacanta dawladda.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Wiilkan yar ee ardayga ah oo xaaladdiisu aad u culus tahay ayaa kasoo jeeda qoys danyaro ah, waxaana la ii sheegay in loo xabisay shaqaaqo<\/strong><\/p>\n<p><strong>dhalinyaro oo aanu kuba jirin.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Hooyada wiilkan oo lagu magacaabo Ceeg Jaamac ayaa iyada laftarkeeda haatan xaaladdeeda caafimaad ay halis gashay kadib markii<\/strong><\/p>\n<p><strong>ay aragtay dhaawacyada argagaxa leh ee wiilkeeda gaadhay.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Ceeg Jaamac oo cisbitaalka gudihiisa aanu kula kulanay ayaa noo xaqiijisay dhacdadan iyo qaabka naxariista daran ee rasaasta loogu<\/strong><\/p>\n<p><strong>shaandheeyey wiilkeeda.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Dhacdadan ayaa kusoo aadaysa maalmo yar kadib markii ciidamada boolisku ay wiil aad u da\u2019yar si toos ah ugu toogteen isla<\/strong><\/p>\n<p><strong>magaaladan Hargeysa. Waxaana haatan aad loo hadal-hayaa dilalka oo kusoo badanayaa dalka.<\/strong><\/p>\n<p><strong><a href=\"http:\/\/i0.wp.com\/raacdo.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/IMG_4825.jpg\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/raacdo.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/IMG_4825.jpg?resize=630%2C473\" alt=\"IMG_4825\" data-recalc-dims=\"1\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/i0.wp.com\/raacdo.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/IMG_4827.jpg\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/raacdo.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/IMG_4827.jpg?resize=630%2C473\" alt=\"IMG_4827\" data-recalc-dims=\"1\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/i1.wp.com\/raacdo.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/IMG_4828.jpg\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/raacdo.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/IMG_4828.jpg?resize=630%2C473\" alt=\"IMG_4828\" data-recalc-dims=\"1\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/i2.wp.com\/raacdo.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/IMG_4829.jpg\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/raacdo.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/IMG_4829.jpg?resize=630%2C473\" alt=\"IMG_4829\" data-recalc-dims=\"1\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Askari Ka Tirsan Booliska Oo Rasaas Madaxa Kala Dhacay Arday Maxbuus Ku Ahaa Saldhigga Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa. Askari ka tirsan ciidanka booliska jamhuuriyadda Somaliland ayaa saaka toogasho fool-xun ka geystay gudaha saldhigga Ibraahim Koobduur ee magaalada Hargeysa. Askarigan ayaa hiirtii Waaberi ee saaka toogtay isla markaana rasaas xooggan madaxa kala dhacay Wiil yar oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":12047,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-12046","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-38i","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12046","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12046"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12046\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12046"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12046"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12046"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}