{"id":12003,"date":"2015-08-13T22:42:36","date_gmt":"2015-08-13T22:42:36","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=12003"},"modified":"2015-08-13T22:42:36","modified_gmt":"2015-08-13T22:42:36","slug":"warbixin-hirdan-loogu-jiro-maamulka-dawlada-hoose-arabsiyo-iyo-humaaga-soo-galay-maamulkii-hore","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/08\/13\/warbixin-hirdan-loogu-jiro-maamulka-dawlada-hoose-arabsiyo-iyo-humaaga-soo-galay-maamulkii-hore\/","title":{"rendered":"Warbixin: Hirdan  loogu jiro maamulka Dawlada hoose Arabsiyo iyo humaaga soo galay maamulkii hore"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo(AN) Loolan adag \u00a0ayaa maalmihii udanbeeyey loogu jiray buuxinta jagada Gudoomiyaha ,G\/Kuxigeenka iyo Xoghayaha dawlada hoose ee Degmada Arabsiyo \u00a0sida ay ila xogogaal ah kasoo xigatay Shabakada Arabsiyonews<\/p>\n<p>ayaa sheegay in warqadii xilka xayuubinta masuuliyiintan \u00a0hortaalo xafiiska Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland waxaanay ilahani intaa ku dareen \u00a0markii cabasho balaadhan oo ka dhan ah maamulka dawlada hoose ee uu gadhwadeenka ka ahaa Gudoomiyha xiligan warqadiisu miiska taalo C\/laahi Cabdi Faarax taas oo bulshada ku dhaqan Degmada Arabsiyo dhawaaq dheer ku sheegen \u00a0baahiyaha ka jira degmada iyo maamulkii oo aan dhag jalaq kasiin baahiyahaas taas oo loo aanaynayo cimri dagdaga ku yimid shaqadii \u00a0masuuliyiintani ,waxaanay ilahan xogogaalka ah \u00a0xaqiijiyeen cabashooyinka ka imanayey maamulka dagmadu in mudooyinkii udanbeeyey joogto ka noqdeen xafiiska Wasaarada qaybna ka ah goaano isburinaya oo uu ku dhaqaayay Gudoomiyaha degmadaas<\/p>\n<p>iyo waxka qabasho laan ka jirta adeegyada asaasiga ah sida fayo dhawrka,biyaha ,wadooyinka \u00a0I.W.M<\/p>\n<p>sidoo kale Gudoomiye ku xigeenkii Degmada Arabsiyo Mustafe Xaamud Balayax oo maalmihii udanbeeyey ayaa waxay ilo ka agdhow maamulka Degmada Arabsiyo u xaqiiniyeeyn in khilaaf ba,an uu soo kala dhexgalay Gudoomiyaha kaas oo salka ku hayey latashi la,aan hawlaha maamul la xidhiidha<\/p>\n<p>waxa kale oo maalmihii udanbeeyey \u00a0tartan xoogan loogu jiray hirdanka iyo buuxinta jagooyinka muumulka degmada Arabsiyo \u00a0iyadoo gudaha Arabsiyo iyo dhanka caasimadaba shirar kooxaysi ah ka socdaan taas oo dhinackastaaba musharaxiinta u halgamaya buuxinta jagooyinkan ayaa kulano gaar gaara iyo mid shakhsi shakhsi ah lagalaya odayaasha ay isku ardaaga dhow yihiin ,waxaanu midkastaaba loolan adag ugu jiraa sidii ubuuxin lahaa hadba jagooyinka \u00a0meesha kabanaan<\/p>\n<p>waxaana ilahani intaas ku dareen Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Badhasaabka Gobolka Gabileyba ay sugayaan badal ay ku qancaan oo bulshada Degmada Arabsiyo dhamaan ku riyaaqan kuna qanacsan yihiiin bulshada dagta Dagmadu,waxaana lafilayaa in maalinta Isniinta lagu dhawaaqo maamulka cusub ee Degmada Arabsiyo<\/p>\n<p>Iskusoo wadaduuboo dadwaynaha ku dhaqan degmada Arabsiyo ayaa udhagtaagaya maamulka cusub ee loo yagleelayo Arabsiyo,waxaanay badiba dadku ka markhaati kaceen in wakhti xaadirkan ay magaaladu horumar dhinacyo badana ubaahan tahay<\/p>\n<p>mid kamid ah bulshada ku dhaqan Arabsiyo oo dareenkiisa ku aadan xaalada wakhti xaadirkan Degmadu cagaha lagashay \u00a0ayaa usheegay shabakada Arabsiyonews \u00a0isagoo kagaabsaday magaciisa xaalad shakhsiyadeed oo ugaara awgeed<\/p>\n<p>&#8220;Runtii maanta Arabsiyo waxay ubaahan tahay isbadal muuqda oo dhankastaba ah ,maamulka hadana waxay qabteen lama garanayee taariikhdaa qori doonta kolay nin xun iyo nin wanaagsanba sibay taariikhdu uwada qortaa,Arabsiyona dagmooyinkii gobolka waxaa ka reebay maamulkaa hada,aagu hadaanu nahay qurbajoogta Degmada Arabsiyo waxaan waynay cid nala shaqaysa iyo cid aan ka afgarano oo xisaab muuqata noola yimaada waa nasiib daro hadaanu nahay qurbajoogta udhalatay degaanka waanu uheelanayn laakinmaamulkaas ayaa niyad jab nagu riday waxaan leeyahay fikirkayga isbadalkaas waan soo dhawaynayaa waxaana odhan lahaa waa cadceed iyo rajo usoo baxday bulsho ka rajo dhigtay tubtii horumerka ,midna waxaan odhanayaa indheer garadka sharafta leh ee ku dhaqan Arabsiyo fursad baad maanta haysataane ha kudooranina qabiil ee ku doorta maanta yaa ka sama tabixin kara Arabsiyo ,oo gaadhsin kara magaaaloyinka ay lafac tahay ,maanta Arabsiyo waxay ubaahan tahay nin horumarka iyo waxwada qabsiga ka shaqaynaya&#8221;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo(AN) Loolan adag \u00a0ayaa maalmihii udanbeeyey loogu jiray buuxinta jagada Gudoomiyaha ,G\/Kuxigeenka iyo Xoghayaha dawlada hoose ee Degmada Arabsiyo \u00a0sida ay ila xogogaal ah kasoo xigatay Shabakada Arabsiyonews ayaa sheegay in warqadii xilka xayuubinta masuuliyiintan \u00a0hortaalo xafiiska Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland waxaanay ilahani intaa ku dareen \u00a0markii cabasho balaadhan oo ka dhan ah maamulka dawlada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1496,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-12003","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-37B","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12003","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12003"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12003\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12003"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12003"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12003"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}