{"id":1193,"date":"2014-12-08T14:41:41","date_gmt":"2014-12-08T14:41:41","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=1193"},"modified":"2014-12-08T14:41:41","modified_gmt":"2014-12-08T14:41:41","slug":"wasiirka-wasaarada-arimaha-guduhu-muxuu-ka-ogyahay-shaqaalah-ka-shaqeeya-diwaan-gelinta-madaniga-ah-by-hibaaq-mohamed-warsame-hibaaq-dagan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/08\/wasiirka-wasaarada-arimaha-guduhu-muxuu-ka-ogyahay-shaqaalah-ka-shaqeeya-diwaan-gelinta-madaniga-ah-by-hibaaq-mohamed-warsame-hibaaq-dagan\/","title":{"rendered":"WASIIRKA WASAARADA ARIMAHA GUDUHU MUXUU KA OGYAHAY SHAQAALAH KA SHAQEEYA DIWAAN  GELINTA MADANIGA AH By Hibaaq Mohamed Warsame (Hibaaq Dagan)"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: medium;\">dhamaan shaqaalah ka shaqeeya diwaan gelinta madaniga ah oo dhibaato ka haysato dhinaca mushaharka kaas oo mudooyinkii u dambeeyey aan wax mashahar ah ka helin wasiirka wasaarada Arimaha gudahay cali maxamed warancade taas oo aad moodo in ay tahay tacadiyad loo gaysanaayo muwaadanka gudanaaya \u00a0waajibaadkiisa \u00a0shaqo ee loo igmada<\/span><!--more--><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\"> walow ay sitaadahay marnaba is ka may duwin wasaarada uu masuulka ka yahay warancade shaqalaha ka hawlgala dhamaan gobolada iyo dagmooyinka dallka \u00a0ku waas oo ka \u00a0cabanaya dhinaca mashaharka sida ay sheeen ilawareedyo u dhuun dalool shaqaalaha ka hawlgala gobolka maroodi jeex ayaa sheegaya in saaka Albabada loo laabay \u00a0dagmada gaandi ee xafada sheeda ah ku waas oo ku saleeyey in albaabada loolaabo goobaha ay shaqadu ka socotay mushahar laan Awgeed \u00a0sida oo kale dhaqalah ayaa sheegay in uu ka gaabsaday wasiirka oo mudooyinkii u dambeeyey \u00a0ay gaadhayeen fariimo kaladun \u00a0sida oo kale shaqalaha ka hawl-galad dagmada ibraahim koodbuur oo ay nooga soo warmeen dad u xogagaal ah ayaa sheegay in ay is ku dhaceen shaqalihii goobtaas ku sugnaa ku waas oo midba midka kale ka sir qarsanaayo sikastaba haahayee shaqalah ayaa wax hadal ha lagahan iyaga oo ka war sugaaya dadkii hawshan u igmaday oo xatalaan aan wax war ah lagahan dhinaca kale sida ay sheegeen dad \u00a0aad ugu dhuun daloola wasaarada arimaha gudahay ayaa sheegay in uu wasiirki iyo Agaasimaha guud \u00a0midna uu san waxba ka la socon gobaha ay ka socoto shaqadu \u00a0ku waas oon wax \u00a0xil ah is ka sarin shaqalaha ka hawlgala gobolad iyo dagmooyinka\u00a0<\/span>dalka<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>dhamaan shaqaalah ka shaqeeya diwaan gelinta madaniga ah oo dhibaato ka haysato dhinaca mushaharka kaas oo mudooyinkii u dambeeyey aan wax mashahar ah ka helin wasiirka wasaarada Arimaha gudahay cali maxamed warancade taas oo aad moodo in ay tahay tacadiyad loo gaysanaayo muwaadanka gudanaaya \u00a0waajibaadkiisa \u00a0shaqo ee loo igmada<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":762,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-1193","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-arimaha-bulshada"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-jf","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1193","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1193"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1193\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1193"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1193"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1193"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}