{"id":1183,"date":"2014-12-08T14:09:07","date_gmt":"2014-12-08T14:09:07","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=1183"},"modified":"2014-12-08T14:09:07","modified_gmt":"2014-12-08T14:09:07","slug":"hogaamiyayaal-al-qacida-oo-lagu-dilay-pakistaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/08\/hogaamiyayaal-al-qacida-oo-lagu-dilay-pakistaan\/","title":{"rendered":"Hogaamiyayaal Al Qacida oo lagu dilay Pakistaan"},"content":{"rendered":"<p>Sabtidii iyo Axadii lasoo dhaafay ayaa weeraro duqeyn ah oo ka dhacay Waqooyiga Pakistaan lagu dilay hogaamiyayaal ka tirsan kooxda Al Qacida.<\/p>\n<p>Weerarkii Sabtidii ayaa lagu dilay mid kamid ah hogaamiyayaasha Al Qacida oo lagu magacaabo Cadnaan Al Shukriyumallah oo u dhashay dalka Sucuudiga, waxaana horey madaxiisa Maraykana u dul dhigay lacag gaareysa 5 milyan oo dollar.<\/p>\n<p>Sidoo kale diyaaradaha Drone-ka loo yaqaan ayaa Axadii shalay duqeyn ay ka fuliyeen waqooyi-galbeed dalka Pakistaan ku dilay Afhayeenkii Al Qacida ee Pakistaan Cumar Faaruuq oo u dhashay dalka Pakistaan.<\/p>\n<p>Cumar Faaruuq ayaa la sheegaa inuu kamid ahaa ragga faro ku tiriska ah ee u dhashay Pakistaan oo hogaan sare ka qabta kooxda Al Qacida.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nIslaama baad office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtidii iyo Axadii lasoo dhaafay ayaa weeraro duqeyn ah oo ka dhacay Waqooyiga Pakistaan lagu dilay hogaamiyayaal ka tirsan kooxda Al Qacida. Weerarkii Sabtidii ayaa lagu dilay mid kamid ah hogaamiyayaasha Al Qacida oo lagu magacaabo Cadnaan Al Shukriyumallah oo u dhashay dalka Sucuudiga, waxaana horey madaxiisa Maraykana u dul dhigay lacag gaareysa 5 milyan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1184,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1183","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-j5","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1183","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1183"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1183\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1183"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1183"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1183"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}