{"id":1180,"date":"2014-12-08T14:05:57","date_gmt":"2014-12-08T14:05:57","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=1180"},"modified":"2014-12-08T14:05:57","modified_gmt":"2014-12-08T14:05:57","slug":"maxaabiis-ku-xirnaa-guwantanamo-oo-dalka-uruguay-loo-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/08\/maxaabiis-ku-xirnaa-guwantanamo-oo-dalka-uruguay-loo-qaaday\/","title":{"rendered":"Maxaabiis ku xirnaa Guwantanamo oo dalka Uruguay loo qaaday"},"content":{"rendered":"<p>Lix maxbuus oo kamid ahaa kuwii ku xirnaa xabsiga Maraykanka Guwantanamo Bay ee ku yaal Kuba ayaa loo qaaday dalka Uruguay oo ay ka helen magan-gelyo.<\/p>\n<p>Maxaabiistan ayaa kala ahaa afar nin oo u dhashay dalka Siiriya iyo labo nin oo kale oo kasoo jeeda Tuunis iyo Falastiin ayaa Axadii loo duuliyey wadanka Uruguay oo ay qaxootinimo loogu ogolaaaday inay ku noolaadaaan.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysay oo maxaabiis laga siidaayey Guwantanamo loo qaado dal kamid ah koonfurta Amerika. Ragga lasii daayey ayaa horey loo qorsheenayey in wadamadooda dib loogu cesho, balse dalalka ay kasoo jeedaan ayaan qaabili waayey.<\/p>\n<p>Xabsiga Guwantanamo ayey weli ku xiran yihiin maxaabiis gaaraya 136 oo aan weli la xukumin.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nWashiton office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Lix maxbuus oo kamid ahaa kuwii ku xirnaa xabsiga Maraykanka Guwantanamo Bay ee ku yaal Kuba ayaa loo qaaday dalka Uruguay oo ay ka helen magan-gelyo. Maxaabiistan ayaa kala ahaa afar nin oo u dhashay dalka Siiriya iyo labo nin oo kale oo kasoo jeeda Tuunis iyo Falastiin ayaa Axadii loo duuliyey wadanka Uruguay oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1181,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1180","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-j2","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1180","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1180"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1180\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1180"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1180"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1180"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}