{"id":1177,"date":"2014-12-08T14:03:52","date_gmt":"2014-12-08T14:03:52","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=1177"},"modified":"2014-12-08T14:03:52","modified_gmt":"2014-12-08T14:03:52","slug":"duufaanta-hagupit-oo-ku-wajahan-caasimadda-filibiin-ee-manila","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/08\/duufaanta-hagupit-oo-ku-wajahan-caasimadda-filibiin-ee-manila\/","title":{"rendered":"Duufaanta Hagupit oo ku wajahan caasimadda Filibiin ee Manila"},"content":{"rendered":"<p>Dadweynaha ku dhaqan magaalada Manila ee caasimada dalka Filibiin (Philippine) ayaaa u diyaar garoowaya duufaanta Hagupit oo shalay gaartay bariga dalkaasi oo horey burbur ugu geysteen sanadkii hore dhulgariir iyo duufaantii Hayaan.<\/p>\n<p>Duufaanta Hagupit ayaa shalay soo gaartay beriga dalka Filibiin iyadoo khasaaraha ugu horeeyey laga soo sheegayo gobalada bari ee dalkaasi wallow ay tiradda dhimashada ay gaareyso 2 qof.<\/p>\n<p>Dowlada Filibiin ayaa daad-gureysay dad ku dhaw 1 milyan oo qof, si looga fogeeyo xeebta bari ee dalkaasi. Waxaase laga cabsi qabaa in khasaaro badan duufaantan ay u geysato caasimada Manila oo kamid ah magaalooyinka ugu bulshada badan caalamka.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nHargeisa office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dadweynaha ku dhaqan magaalada Manila ee caasimada dalka Filibiin (Philippine) ayaaa u diyaar garoowaya duufaanta Hagupit oo shalay gaartay bariga dalkaasi oo horey burbur ugu geysteen sanadkii hore dhulgariir iyo duufaantii Hayaan. Duufaanta Hagupit ayaa shalay soo gaartay beriga dalka Filibiin iyadoo khasaaraha ugu horeeyey laga soo sheegayo gobalada bari ee dalkaasi wallow ay tiradda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1178,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1177","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iZ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1177","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1177"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1177\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1177"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1177"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1177"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}