{"id":11763,"date":"2015-08-07T15:09:09","date_gmt":"2015-08-07T15:09:09","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=11763"},"modified":"2015-08-07T15:09:09","modified_gmt":"2015-08-07T15:09:09","slug":"xaaladda-qaxootiga-giriigga-oo-laga-deyriyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/08\/07\/xaaladda-qaxootiga-giriigga-oo-laga-deyriyay\/","title":{"rendered":"Xaaladda Qaxootiga Giriigga Oo Laga Deyriyay  &#8211;"},"content":{"rendered":"<p>Waxa ay hay\u0092adda ay midowga Yurub ka dalbatay inay dhaqaale ahaan caawiyaan qaxootigan, laakiin waxa ay walwal ka muujisay dhaqaale xumada haysata Giriigga<\/p>\n<p>Hay\u2019adda qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobeey ee UNHCR ayaa sheegeysa in xaaladda qaxootiga ee dalka Giriigga ay tahay mid aad u xun oo aan loo dulqaadan karrin.<br \/>\nUNHCR ayaa sheegtay in tallaabo degdeg ah loo baahan yahay in la qaado, si loola tacaalo xaaladan bini\u2019aadamnimo ee sii xumaaneysa, ee dalka Giriigga ka jirta.<\/p>\n<p>Waxa ay hay\u2019adda ay midowga Yurub ka dalbatay inay dhaqaale ahaan caawiyaan qaxootigan, laakiin waxa ay walwal ka muujisay dhaqaale xumada haysata Giriigga oo ay codsatay in marka hore taasi wax laga qabto.<\/p>\n<p>Qaramada midoobey ayaa ku qiyaastay in 124 kun oo muhaajiriin sharcidaro ah inay sanadkan ay gaareen Giriigga.<\/p>\n<p>50 kun oo ka mid ah<br \/>\ndadkaasi waxay halkaasi gaareen bishii July ee sanadkan.<\/p>\n<p>Boqolkiiba 90 dadkaasi waxay ka tahriibeen dalalka Suuriya iyo Afghanistan.<\/p>\n<p>Dowladda Giriigga waxa ay sheegeysaa inaysan tirade qaxootiga ee intaas la eg aysan xamilikarin.<br \/>\nArabsiyonews.com Office Gabiley<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxa ay hay\u0092adda ay midowga Yurub ka dalbatay inay dhaqaale ahaan caawiyaan qaxootigan, laakiin waxa ay walwal ka muujisay dhaqaale xumada haysata Giriigga Hay\u2019adda qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobeey ee UNHCR ayaa sheegeysa in xaaladda qaxootiga ee dalka Giriigga ay tahay mid aad u xun oo aan loo dulqaadan karrin. UNHCR ayaa sheegtay in tallaabo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":11764,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-11763","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-33J","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11763","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11763"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11763\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11763"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11763"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11763"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}