{"id":11760,"date":"2015-08-07T15:05:22","date_gmt":"2015-08-07T15:05:22","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=11760"},"modified":"2015-08-07T15:05:22","modified_gmt":"2015-08-07T15:05:22","slug":"maamule-ku-xigeenka-dekada-berbera-oo-kormeer-shaqo-ku-tagay-dekada-saylac","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/08\/07\/maamule-ku-xigeenka-dekada-berbera-oo-kormeer-shaqo-ku-tagay-dekada-saylac\/","title":{"rendered":"Maamule Ku-xigeenka Dekada Berbera Oo Kormeer Shaqo Ku Tagay Dekada Saylac"},"content":{"rendered":"<p>Halkan Kaga Boggo Warkaas Oo Faah-faahsan<\/p>\n<p>Saylac(AN)Maareeye ku-xigeenka dekada Berbera Cumar Obokar Jaamac ayaa maanta Socdaal shaqo ku tagay magaalada Saylac ee Xarunta Gobolka Salal.<br \/>\nMaareeye ku-xigeenka iyo wafdi uu horkacayo ayaa waxaa magaalada Lughaya ku soo dhaweeyay maareeyaha dekedaha galbeedka Somaliland Md. Siyaad Daahir Camuud.<\/p>\n<p>Waxaana kulan ay yeesheen maamulka dekada Saylac iyo wafdigii uu hogaaminayay maareeye ku xigeenka dekada Berbera kawar bixiyay maamulaha dekadaha Galbeedka Somaliland Siyaad Daahir \u201cwaxa uu kulankani ahaa kormeerkii caadiga ahaa ee uu samayn jiray maareeye ku xigeenka dekada berbera, waxaanu indho indhaynayay sida ay shaqadu uga socoto dekada Saylac\u201d ayuu yidhi Siyaad Daahir Camuud.<\/p>\n<p>Waxa isna dhiniciisa kahadlay safarkan maamule ku xigeenka dekada Berbera Cumar Obokar Jaamac waxaanu umahadnaqay<br \/>\nsida ay uwadaan shaqada maamulka dekada Saylac \u201cwaxyaabaha aanu inta badan doonayno inaan xafiis kan latoosino ayaanu uwadnaa Xafiiskan , waxaanu sidoo kale uwadnaa gaadhi aanu kawareejin doono, waanay ku mahadsanyihiin sida wacan ee ay ushaqeeyeen ,runtii si muwaadin nimo ah ayay ushaqeeyeen , faraq wayn baana udhaxeeya maalintii labilaabay iyo maanta , waxaanan jecelahay inta hadhay inay reer saylac iyo ganacsatadu ay la qabtaan \u201c ayuu yidhi maareeye ku-xigeenka dekada Berberi. &#8211;<br \/>\nArabsiyonews.com Office Gabiley<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Halkan Kaga Boggo Warkaas Oo Faah-faahsan Saylac(AN)Maareeye ku-xigeenka dekada Berbera Cumar Obokar Jaamac ayaa maanta Socdaal shaqo ku tagay magaalada Saylac ee Xarunta Gobolka Salal. Maareeye ku-xigeenka iyo wafdi uu horkacayo ayaa waxaa magaalada Lughaya ku soo dhaweeyay maareeyaha dekedaha galbeedka Somaliland Md. Siyaad Daahir Camuud. Waxaana kulan ay yeesheen maamulka dekada Saylac iyo wafdigii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":11761,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-11760","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-33G","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11760","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11760"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11760\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11760"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11760"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11760"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}